HomeUjeeddada Safar Shir-guddoonka Golaha Wakiilladu ku tageen dalka Itoobiya

Ujeeddada Safar Shir-guddoonka Golaha Wakiilladu ku tageen dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Addis Ababa (SLpost)- Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta gaadhay magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya, waxaana gegida diyaaradaha ee Bole International Airport ku qaabiley Xubno ka tirsan Guddi-hoosaadyada Golaha Baarlamaanka Federaalka Itoobiya, Xoghayeyaasha Barlamaanka iyo xildhibaanno.

image7Weftiga Guddoomiye Cirro oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Wakiillada Baashe Maxamed Faarax, ayaa Socdaalkoodu salka ku hayaa marti-qaad rasmi ah oo ay ka helay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Itoobiya, halkaas oo ay kaga qayb-gali doonaan xuska maalinta Qoomiyaha Itoobiya oo sannadkiiba xal mar la xuso, iyada oo sanadkan lagu qabanaayo Ismaamulka Gambeela ee uu ka soo jeedo Raysal waraasaha dalka Ethiopia.

Shir-guddoonka Golaha Wakiillada, waxa ay isla maanta Duhurkii diyaarad ka raaceen garoonka diyaaradaha ee Addis Ababa iyaga oo u sii jeeda gobolka Munaasibadda lagu qabanayo ee Ismaamulka Gambeela oo ka mid ah Gobollada Shucuubka Koonfureed ee dalka Itoobiya oo maalinta Berri ah lagu qabanayo xuska munaasibadda Qoomiyada dalka Itoobiya.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories