“Qabaa’il is-boobaya ayeynu nahay oo aan waxba isku ogolayn oo aan waxba ku heshiis ahayn, Baylahdiina way badatay..” Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan oo la xidhiidha Xaaladda Guud ee Dalka Somaliland, waxana uu...
Madaxweyne Siilaanyo oo furay Xarunta Agoomaha Somaliland oo Dawladda Kuweyt Maal-gelisay
Hargeysa (SLost)- Madaxweynaha Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme balaadhan oo looga dhisay Caruurta agoomaha Somaliland Bariga Caasimadda, isla...
Golaha Wakiillada oo Cod-aqlabiyad ah ku Ansixiyey Todobada Xubnood ee Guddiga Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee Cusub, kuwaas oo xilka kala wareegi doona...
Jiidali Waxay U Xidhan Yihiin Aragtidooda – W/Q: Garyaqaan Muuse Yuusuf Hargeysa
Waxaa ceeb iyo waxyeelo ku ah xukuumada iyo hay'adaha amaanka in ay xabsiyada u taxaaban cid aan dhib geysan ama geysaneyn, Sida Xubnaha ururka...
Sheekh Mustafe Xaaji-Ismaaciil Oo Jeediyey Muxaadaro Cusub oo ka hadlaysa Afar Qiso oo ku jira Suuratul-Kahfi balse aan ku jirin Qur’aanka Intiisa kale
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, ayaa gelinkii Dambe ee Jimcihii Maanta ka jeediyey Masaajidka Daaru-Sunna ee Woqooyiga Magaalada Hargeysa Muxaadaro Qiime leh...
Gogol-xaadhka Wejiga Shanaad ee Wada-hadallada Somaliland iyo Somaliya oo ka furmaya dalka Turkiga iyo Xukuumadda oo ka hadashay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta u amba-baxay dalka Turkiga, halkaas oo la filayo inay ka bilaabmaan...
Ujeeddada Socdaal ay dalka ku yimaaddeen Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta Jamhuuriyadda Jabuuti
Hargeysa (SLpost)- Wefi uu hoggaaminayo Wasiirka Dhaqanka, Diinta iyo Awqaafta Jabuuti Aadan Xasan Aadan, ayaa maanta socodaal ku yimi dalka ka dib Marti-qaad Xukuumadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

