GABILEY: Suxufiyiin u xidhan Xisbiga Kulmiye oo Maxkamadda Degmadu u dirtay 14 Caano-maal oo Rumaan ah
Gabiley (SLpost)- Maxkamadda degmada Gabiley, ayaa todoba cisho Rumaan ah Xabsiga ugu dirtay Suxufiyiin ka tirsan warbaahinta madaxa-bannaan ee ka hawl-gasha gobolka Gabiley, kuwaas...
OGEYSIIS: Daahfurka Buugga Kadabgooye
Goorta: 6:30 PM, Arbaca, 5 November, 2014 Goobta: Xarunta Dhaqanka Hargeysa, Redsea Cultural Foundation., Biriishka Maroodijeex, Hargeysa.
Maxaa ka jira in Guddoomiye Cirro oo Golaha Guurtida u gudbiyey Sixitaan uu ku sameeyey Khalad ku jiray xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Guurtidu ku...
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Muacaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa la sheegay inuu caddeeyey in uu...
Dugsiga Hoose/Dhexe ee Saylac oo Laba Maalmood u Xidhan Xaalad Amni-darro, Maamulihii Dugsiga oo la dilay iyo Macalimiinta oo Shaqo-joojin sameeyey
SAYLAC (SLpost)- Dugsiga H/Dhexe ee magaalada Saylac, ayaa muddo dhowr maalmood ah u xidhan sababo dhinaca ammaanka ah, ka dib markii mid ka mid...
WAJAALE: Khasaare ka dhashay Dab-xooggan oo demintiisa Gacmaha loola tagay iyo Shacab ka gadooday Adeeg la’aanta Maamulka degmada iyo Xukuumadda
Tog-wajaale (SLpost)- Meherado ganacsi oo iyo guryo tiro-badan, ayaa ku shuf-beelay dab xooggan oo maanta ka kacay badhtamaha faras-magaalaha Xarunta ganacsi ee magaalada Tog-Wajaale...
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Mawshruuc Siyaasadeed Mucaaridku ka dambeeyey ku sheegtay Calanka Kulmiye ee Gabiley lagu gubay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo sababaysay ciddi ka dambaysay Calanka Xisbiga Kulmiye oo todobaadkii hore lagu gubay magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolkaas, waxaanay ku...
Boko Haram oo Beenisay Heshiis Dhexmaray Dawladda Nigeria, sheegayna inay Muslimiyeen 200 gabdhood oo u af-duubnaa
Lagos (SLpost)- Kooxda Boko Haram oo ka dagaalanka dalka Nigeria, ayaa beenisay inay heshiis xabbad-joojin ah la gashay xukuumadda dalkaas, iyaga oo sheegay in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

