Monthly Archives: November, 2014

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo ballan-qaaday Sixitaanka Cabashooyin ka soo baxay Bixintii Derejooyinka Ciidamada

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horeysay ka hadlay cabashooyin ka dhashay derejooyinka Ciidamada kala duwan ee dalka...

Shir Deeq-bixiyeyaasha Reer Yurub kula Xisaabtamayaan Xukuumadda Somaliland oo Hargeysa ka furmay

HARGEYSA (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ku qabsoomay shirka 7aad ee Isku-duwidda Mucaawimooyinka Somalialnd, kaas oo dib loogu naaqishayo isla markaana lagu qiimaynayo wax-qabadka...

Guddoomiye Cirro oo ku hanjabay Tallaabo u Diyaar ah oo ay qaadayaan haddii doorashooyinku wakhtigooda ka baaqdaan

“Siyaasadda Xisbiga Waddani waxa weeyi inaan maalin lagu darin Doorashada, haddii doorasho la qaban-waayo tallaabooyinkii ku xigay waa noo diyaar” Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada...

Xisbiga WADDANI Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah ku qaabilay Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo Taageerayaal Xisbiga Kulmiye ka diga-rogtay

HARGEYSA (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa maanta munaasibad soo-dhawayn ah u sameeyey Siyaaiyiin, Xildhibaanno iyo taageerayaal miisaan culus ku lahaa Xisbiga talada...

Hambalyo Aroos Farxad leh: Fu’aad Yaasiin Yuusuf iyo Sareedo-deegaan Axmed Faarax

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow Ka Yeel.. Hooyo Ruqiya Sheekh Maxamed, Cabdilqaadir Sheekh Maxamed, Cabdiweli Sheekh Maxamed,...

Maamulka Gobolka Gabiley oo Faafaahiyey Khasaaraha Dab Xooggan oo Galaaftay Meherado iyo Guryo badan iyo Go’aan ay isla qaateen Ganacsatada Magaalada

Gabiley (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa nasiib-darro ku tilmaamay bannaan-bax maanta ka dhacay magaalada Wajaale, kaas oo ay sameeyeen dadweyne...

Muxuu Guddoomiye Cirro ka yidhi Inuu Golaha Guurtida u gudbiyey Sixitaan uu ku sameeyey khaladaad ku jira Xeerka Diiwaangelint a?

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay jiritaanka warar laga helay golaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img