TACSI TIIRAANYO LEH: Marxuum Cali Cabdiraxmaan oo ku geeriyooday London
Axmed Maxamed C/lahi (barre) Max.ed Axmed Jaamac (CALOOLAY) Faysal Cumar Madar .Muuse Yusuf Ibrahim .Akram Rashid Cabdi,Saleeban Cabdi Cali, Eng. Axmed Cabdilaahi Beer-geel, Cabdiqaadir...
Ugaaska Guud Ee Beelaha ARAB oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey, kana talo-bixiyey Xaaladda Siyaasadeed ee Dalku ku sugan yahay wakhtigan
Hargeysa (SLpost)- Ugaaska Guud ee Beelaha ARAB Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Madaarka Caalamiga ah Egal...
Xoghayaha Xisbiga Kulmiye oo Saaxil oo Guddoomiye Cirro ku tilmaamay Danayste Shacabka reer Berbera uga faa’idaysta Ololeyaashii Siyaasadeed (DAAWO)
Berbera (SLpost)- Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee gobolka Saaxil Cali Maxamed Muuse, ayaa guddoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ku...
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani iyo Wefti uu hoggaaminayo oo soo-dhawayn ballaadhan loo sameeyey Burco iyo Nuxurka Khudbad uu taageerayaasha Xisbiga U Jeediyey (SAWIRRO)
BURCO (SLpost)- Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee magaalada Burco, ayaa soo-dhawayn aan loo kala hadhin ku qaabbilay guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md Cabdiraxmaan...
Udub-dhexaad: Suugaan Maamuus U Ah Waalid. W/T Siciid Maxamuud Gahayr
Waa ehelkay iyo adeerkay rumaad, Ilaahay ha ku nooleeyo nabad. Marka laga yimaaddo hooyaday Hodan Cabdi Cilmi, Qof aan arko isaga ayaan u jecelahay....
Urta Hawada iyo Walxaha Beddela (Air Fresh) – W/Q: Cabdifataax Maxamed (Ceelaabe)
Saynisyahano badan Ayaa Ku Mashquulsan Sameynta iyo soo saarida Udgoon Badala Dareenka Hadba hawada la qaadanaayo ku Jira. Mar waxaad Dareemeysaa Hawo nadiif ah...
“Guryahaa 3 guri oo dadkii ku jiray laga saaray mooyee intii soo hadhay waxay dadkii ku jiray ballanqaadeen inay iibsan doonaan”
HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in tallaabada xukuumaddu ku iibinayso Guryaha dawladda ku tilmaamay go’aan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

