“Albaabada nagu joojiya ama dariiqyada naga xidha, annagu shacab-baanu metelnaa, shacabkaanu horgalaynaa, ka daali mayno, kana….”
HARGEYSA (SLpost)- Hoggaanka sare ee Xisbiga UCID, ayaa sheegay in laga horjoogsaday Madaarka Hargeysa oo ay shalay ku soo dhawaynayeen Guddoomiyaha Xisbigaas Faysal Cali...
Ujeeddada Socdaal Maalmo qaadanaya oo Guddoomiye Cirro iyo Wefti uu hoggaaminayaa Isniinta Berri ugu baxayaan gobollada Bari ee dalka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan oo masuuliyiinta xisbiga ka tirsan, ayaa maalinta Berri ah...
Madaxweynaha oo Maalinta Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland ku Xusay Kormeer uu ku maray Xarumaha Warbaahineed ee dawladda
“Saxaafadda waxaan leeyahay xilbaa ina wada-saaran, dhinacayada waanu ka soo baxaynaa ee idinkuna dhinaciina ka soo baxa” - Madaxweyne Siilaanyo Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md...
Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Utunooyin maamul oo mucaarudku ku dhaliilaan xukuumaddiisa, Arrimaha Doorashooyinka iyo Xaaladda guud ee dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta ka hadlay warbaahinta dawladda, ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo...
Xuska maalinta Saxaafadda Somaliland oo loo dabbaal-degay tacaddiyo iyo xad-gudubyo Xukuumadda Siilaanyo ku hayso
Hargeysa (SLpost)- Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland ee 9-ka November oo sannad kasta la xuso, ayaa Axaddii maanta oo ay ku beegnayd lagu qabtay magaalada...
Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Baafinaysa Dadka iska leh 48 neef Lo’ ah oo laga Raafay gudaha magaalada (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Maamulka Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa olole ay habeen hore ka sameeyeen jidadka faras-magaalaha iyo Suuqyada waaweyn ee Caasimadda ku raafay lo’...
Ganacsato Maxjar Saddexaad oo ay Berbera ka hirgelinayaan Khilaaf ka dhex-abuuray Maxjarka Indho-deero oo Iska Fogeeyey Eedaymo loo jeediyey
HARGEYSA (SLpost)- Ganacsato magaalada Berbera ka yagleelay dhismaha maxjar saddexaad oo xoolaha caafimaadkooda lagu daryeelayo, kaas oo muran ku dhexmaray Mulkiilaha iyo maamulka Maxjarka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

