Monthly Archives: November, 2014

spot_imgspot_img

Xisbiga WADDANI Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah Magaalada Burco Ugu Sameeyey ka Diga-Rogtay Xigbiga KULMIYE.

Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI iyo Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo Socdaal ku joogay magaalada Burco, ayaa maanta munaasibad soo...

DHEGAYSO WARAYSI Xiiso badan oo Fanaanadda Sahra Axmed Jaamac kaga Xog-Warramayso Waayaheedii Faneed

Fanaanadda Caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo ka mid ah fanaaniinta loogu jecel yahay uguna codka macaan hobolladii Waaberi, ayaa dhinacyo dhinacyo kala...

“Waxaan u taaganahay Tartanka Doorashada Golaha Wakiillada” CABDIQANI M. CABDILAAHI

Hargeysa (SLpost)- Cabdiqani Maxamed Cabdilaahi oo ka mid dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Somaliland, ayaa shaaca ka qaady inuu ka qayb-qaadan doono tartanka doorashada Mudaneyaasha...

Weftigii ugu miisaanka Cuslaa ee Dawladda Ethiopia ka socda oo Hargeysa soo gaadhay iyo Ujeeddada socdaalkooda

Hargeysa (SLpost)- Wefti culus oo ka Kooban Wasiiro iyo Madax sare oo ka Socda Dawlada Itoobiya ayaa Galabta Booqasho ku yimid Caasimada dalka ee...

GIRAANTA DOORASHOOYINKA: Mucaarad Isku-hadaf ah oo haddana Is-Tuhunsan, Xukuumad Is-difaac ka soo hadhay iyo Shacabka oo ku jaha-wareersan

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shacabka iyo beesha Caalamka tiro-ba dhawr jeer u ballan-qaadday inay doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Madaxtooyadu ku qabsoomayaan wakhtiga loo...

“Haddii Murashax Sacad Muuse ah la doonayo, anigaa Murashax ah ee Ninka i Reebayow kaalay, haddii Xisbinimo laysku sharraxayana…” – Cali Maxamed Yuusuf (Guray)

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray), ayaa sheegay inay xisbiga Kulmiye ka dhex-jiraan dhaq-dhaqaaqyo loogu ololaynayo...

Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la qaatay Dhalinyaro Tartan-sugaaneed Wacyi-gelin ah ka Qayb-galay

Hargeysa (SLpost)-  Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed (Siilaanyo), ayaa caawa la kulmay xubno ka mi ah dhalinyarada Hal-abuurka ee dalka oo todobaadkan magaalada Hargeysa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img