Monthly Archives: October, 2014

spot_imgspot_img

Wasiirka Waxbarashada oo Sababo aan Munaasibad ahayn u nisbaysay shaqaalaha Ajaanibka ah ee hortaagan shaqo-abuurka Dhalinyarada Dalka ee Jaamacadaha ka baxday

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa shaaca ka qaadday in sababta keenta Hay’adaha caalamiga ah...

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 27aad ~ KOL HADDAAN LA KOREYN – (Xafladdii Qalin-jebinta Hormadii 11aad ee Jaamicadda Hargeysa)

Haddaad tahay guur-u-meer, Garaabo adoon qub-qubin, Adoon ummadda isku gubin, Dadweynaha soo gab yidhi, Waxaad ka gadayso mari, Abaalkana waa gudnaa, Waxaad noo gashee horiyo, Gadaal waxaad maaggan tahay, Bal noo sheeg...

Maraykanka oo Digniin u jeediyey Dawladda Israa’iil, uguna hanjabay inay waayi doonaan Xulufada ka dhaxaysa

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Maraykanka, ayaa dalka Israa’iil uga digtay dhul-ballaadhsiga ay ku hayaan deegaannada dhulka Falastiiniyiinta, gaar ahaan Daanta Galbeedka oo laga bilaabay dhismayaal...

Shirkadda ALNUUR FURNITURE oo Dharka Cidda oo dhamaystiran u xidhay Carruurta lagu xannaaneeyo Xarunta Agoomaha Hargeysa (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Agabka Guryaha iyo Xafiiska ee ALNUUR FURNITURE, ayaa maanta ku warejisay maamulka Xarunta Agoomaha ee Hargeysa Dharka Ciidda oo shirkaddu u...

Dawladda Switzerland oo Somaliland u soo bandhigtay inay Beesha Caalamka la wadaagto Xal u-helista Mashaakilka ka taagan Soomaaliyed

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Switzerland ee qaaradda Yurub, ayaa caddaysay inay kor u qaadayso taageerada dhaqaale ee ay siiyaan Jamhuuriyadda Somaliland, iyada oo xustay inay...

Cudurka Ebola oo ka dhex-toosay Dalka Maraykanka iyo Xaaladda Qofkii u horeeyey ee lagu arko caafimaadkiisa lala tacaalayo

Texas (SLpost)- Cudurka dilaaga ah ee Ebola oo dad badani ugu dhinteen galbeedka qaaradda Afrika ayaa astaamihiisa lagu arkay dalka Maraykanka, sida ay xaqiiyeen...

Dufcaddii Shanaad ee ka qalin-jebisa Jaamacadda Geeska (IHU) ee Hargeysa oo Shahaadooyin la guddoonsiiyey

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa shahaadooyin guddoonsiisay Dufcaddii shanaad ee ka qalin-jabisa Jaamacadda Geeska ee magaalada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img