HomeMaraykanka oo Digniin u jeediyey Dawladda Israa’iil, uguna hanjabay inay waayi doonaan...

Maraykanka oo Digniin u jeediyey Dawladda Israa’iil, uguna hanjabay inay waayi doonaan Xulufada ka dhaxaysa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Maraykanka, ayaa dalka Israa’iil uga digtay dhul-ballaadhsiga ay ku hayaan deegaannada dhulka Falastiiniyiinta, gaar ahaan Daanta Galbeedka oo laga bilaabay dhismayaal cusub oo laga higeliyey muddadii ka dambaysay duullaankii Israa’iil ku qaadday Gaza.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, ayaa raysal wasaaraha dalka Israel, Benjamin Netanyahu, u sheegay waddankiisu si weyn uga walaacsan yahay Deegaamaynta Cusub ee Israel ka bilaabayso Bariga Qaza iyo Daanta Galbeed.

obama-netanyahuMaraykanku waxa uu Israel uga digay inay hirgelinta qorshahan ku waayi doonto mid ka mid ah xulufadeeda ugu dhaw oo ah dawladda Maraykanka.

“Maraykanku waxa uu aad uga walaacsan yahay wararka ah in Xukuumadda Israel hore ugu socotay qorshe ay ku degsiimeynayso meel xaasaasi ah oo Bariga Qaza ah,” sidaa wax yidhi Afhayeenka Aqalka Cad ee Maraykanka.

Afhayeenka Aqalka Cad, Josh Earnest, waxa uu sheegay in Arrintani dhaawacayso wada-xaajoodkii iyo heshiisyadii u dhexeeyey Falastiin iyo Israel.

“Qorshahan Israel, waxa uu keenayaa uun Cabaaraynta Beesha Caalamka iyo Inay Israel kaga fogaato ama xataa ay ku waydo Xulufadoodii ay iskugu dhawaayeen,” ayuu yidhi Afhayeenka Aqalka cad.

Waxa uu sheegay in Qorshahani saamayn ku yeelan doono Jewiga siyaasdeed ee Israel, iyadoo aanay kaliya saamayn ku yeelanayn Falastiiniyiinta balse xataa waddamada Carabta ee ku dhaw ay saamayn ku yeelan doonto.

Israel ayaa ku hawlan dhisidda 2,600 Guri oo ay doonayso inay ka hirgeliso degaamayn cusub oo ay ka hirgelinayso Bariga marinka Qaza.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories