Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye oo Shacabka ku hambalyeeyay munaasibadda Ciidul-Adxa
Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland iyo bulshada Muslimka ku bogaadiyey munaasibadda Ciidal-Adxa oo...
WASIIR XIRSI: “Mushkilad-baa Haysata Dadka Gaagaaban, Markaan Idhi SNM Hala I Qoro, waxa la yidhi Kani Waa Caano Nuug”
HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii u horeysay si faahfaahsan uga sheekeeyay kaalintii uu ku lahaa dagaalladii...
Madaxweyne Somaliland oo farriin Hambalyo, Duco iyo Dambi-dhaaf xambaarsan u u diray Shacabka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa munaasibadda Ciidul-Adxada awgeed oo Berri ku beegan waxa uu farriin hambalyo iyo Duco isugu...
Wasiirro faahfaahin ka bixiyey Ujeeddada Shir Caalami ah oo ay kaga qayb-galeen Dalka Turkiga oo Somaliland lagu marti-qaaday (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Dr. Muuse Qaasim iyo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Mawliid Maxamuud Ibraahim, ayaa ka warramay natiijada...
Nuxurka Kulamo Wasiirka Duulista Hawada Somaliland la qaatay Wasiirka Dalxiiska Itoobiya iyo Shirkadaha Diyaaradaha Ethiopian Airlines
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa magaalada Addis Ababa oo uu socdaal shaqo ku joogo...
WARGELIN: Bandhig-fanneedka Xiddigaha Geeska iyo Wacdaraha Ciidda
Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geesku Waxay Ku Wargalinayaan Dhamaan Taageerayaashoodii inay Ku Qabanayaan Habeenka Koowaad ee Iida Bandhig Faneed aad u Xiiso Badan Hotel Guuleed...
Waddamo Somaliland ku jirto oo Shir dhibaatada tahriibta lagaga hadlay ku yeeshay dalka Talyaaniga iyo natiijada ka soo baxday
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Somaliland, ayaa markii u horeysay lagu marti-qaaday shirweyn waddamo badan isugu yimaaddeen oo lagu qabtay dalka Talyaaniga, kaas oo lagaga xaajooday...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

