HomeMadaxweynaha Somaliland iyo Weftiga uu hoggaaminayo oo si diirran loogu soo dhaweeyey...

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftiga uu hoggaaminayo oo si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada London

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

London (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hoggaaminayo, ayaa gelinkii hore ee maanta gaadhay magaalada London ee waddanka Ingiriiska, ka dib markii uu Jimcihii ka ambabaxay Weftigu Caasimadda dalka ee Hargeysa.

Madaxweynaha iyo Weftigiisa waxa  si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Heathrow ee magaalada London, iyada oo soo dhawaynta ay qayb ka ahaayeen Xubno ka socday Jaaliyadda Somaliland ee London, Wakiilka Somaliland u fadhiya London iyo Masuuliyiin Laamaha dawladda ka tirsan oo ku sii sugnaa London, waxaanu Madaxweynuhu dadweynaha iyo Masuuliyiinta soo dhaweeyey isaga iyo Weftigiisa uga mahad-celiyey sida diirran ee ay u soo dhaweeyeen.

WEFTInkasta oo aanu Madaxweyne Siilaanyo Warbaahinta wax war ah siinnin markii uu gaadhay London, haddana waxa Saxaafadda la hadlay Wasiirka arrimaha dibedda iyo Xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliland Maxmaed Biixi Yoonis oo ka mid ah Xubnaha Weftiga Madaxweynaha, waxaanu sheegay in ujeeddada Safarkoodu tahay inay ka qaybgalaan Shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland oo uu xusay inay wada-qabanayaan dawladaha Britain iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories