Wasiir Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo wax laga weydiiyey Tuhunno lagu tiriyo Urur-diimeedyo uu Xidhiidh la leeyahay iyo Nacayb uu u hayo Saxaafadda Madaxa-bannaan
HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa markii u horeysay ka hadlay tuhunno shaqsi ahaan lagu tiriyo...
TACSI ku socota Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal iyo Qoyska Ilma Faarax Jaamabiir
Cabdirashiid Ibraahim, Khadar Iid Kaariye, Madar Cabdi Axmed, Xasan Axmed Abokor, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Mustafe Maxamed Magan, Maxamuud Cali Maxamed,...
TACSI TIIRAANYO LEH: Dhammaan dadkani waxay taci u dirayaan Qoyska ILma FAarax Jaamhiir Geerida ku timi Marxuumad Leyla Faarax Jaambiir
Dhammaan Maamulka, Tifaftireyaasha, Wariyeyaasha iyo Hawl-wadeennada kala duwan ee Shabakadda Somalilandpost, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska iyo Ilma Faarax Jaambiir Geerida...
“Sida ay maanta tahay haddaanad wax ka qaban, haddaad Maanta Dhimato (Siilaanyo) magac-xumaad la dhiman, haddii aad tahay Axmedkii aanu naqaanay”
“Markaanu Aragnay Eegmada Shacabka Somaliland soo eegayaan Beesha layidhaahdo Habar-Jeclo oo ah beesha immika xukunka haysa.” “Markaanu Aragnay Colaadda, Nacaybka, Naanaysta soo kordhaysa ee loo...
Komishanka Doorashooyinka maxaynu ka doonaynaa inay ka Gar-naqaan? – W/Q: Weriye Maxamuud Walaaleeye
Abuuritaanka Komiishanka qaranku waxay ahayd dan loo dabranaaday, isla markaana la’aanteed aan hanaan nidaamka dimoqraadiyadda xisbiyadda badan loo gudbeen, noqotayna in loo qaybiyo hay’adihii...
Ingiriiska oo Cabsi ka qaba in dalkoodu noqda Meesha ugu badan Qaaradda Yurub ee laga helo Cudurka Ebola
London (SLpost)- Dawladda Ingiriiska, ayaa shaki ka muujisay in qaar badan oo ka midah muwaadiniinteeda ama dadka socdaallada ku tagaya dalkaas laga heli doono...
Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta oo sharraxaad ka bixisay Cabashooyin ka taagan Shirkad Shiinaha laga leeyahay oo hawlo Macdan-qodis ah ka wadda gobolka Awdal
Hargeysa (SLpost)- Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland, ayaa ka hadlay cabashooyin ka soo yeedhayey dadka deegaanka Baki ee gobolka Awdal oo dhowaan shirkad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

