Dacwad salka ku haysa Been-Abuur Heshiisyada Shidaal-Baadhista dalka ah Oo Ka Socota Maxkamadda Gobolka Maroodijeex
Xogo muujinaya cida dacwadu ku socoto iyo waxyaabaha ay salka ku hayaan eedaha maxkamadda loo gudbiyey Hargeysa (SLpost) Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa, ayaa...
Muxuu Guddoomiyaha Kulmiye ka yidhi inuu Madaxweyne Siilaanyo ka tanaasulay murashaxnimada Madaxweynaha ee kal dambe?
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa difaacay murashaxnimada Madaxweyne Siilaanyo mar kale u taagan yahay doorashada madaxtooyada ee la filayo inay...
Fursadaha Maalgashi Ee Somaliland Yaal – W/Q Fouad Abdisalam
Salaamu Laahi Caleykum. Waa ii Farxad in maanta laga hadlo ama laga fikiro sidii dalkeena hodanka ah ee Somaliland Maalgashi Shisheeye Loogu heli lahaa, taas...
Kolba Xukuumada Sii Dhacaysaa Lagu Yaqaaan In Ay Taliye Axmed Dacawo Gabiley Keentee , Xukuumadu Gabiley May Ka Samirtay – W.Q. Muna Axmed .
Kolba Xukuumada Wakhtigu Gabo Gabada Ka Yahay Ee Ka Baqaysa In Doorashada Lagaga Adkaado Ayaa Waxay Taliye Axmed Dacawo U Soo Magacawdaa Mid Ka...
Wasaaradda Caafimaadka oo Cusbitaallada Gaarka loo leeyahay ku eedaysay inay Duullaan ku yihiin Goobaha Caafimaad ee Gacanta Xukuumadda ku jira
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa cusbitaallada gaarka loo leeyahay ee ku yaala magaalada Hargeysa ku eedaysay inay bilaabeen dacaayado ka dhan ah sharafta...
Hoggaanka Sare ee Kulmiye oo maanta ka shiray Go’aan la sheegay inuu madaxweyne Siilaanyo kaga tanaasulay Murashaxnimada Madaxweynaha iyo qaraar ay ka soo saareen
Hargeysa (SLpost)- Xisbig talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa ka dareen-celiyey warar shalay lagu baahiyey Warbaahinta Maxalliga ah ee dalka, kaas oo lagu sheegay...
“Nimankii Sawirka Muuse Biixi Cidii Ay Ku Arkaan Xidhayey Inay Aayar Ka Tanaasulayaan Anigu Ma Filayo” – Jamaal Cali Xuseen
“Garsooraha Dawladda Danta U Fulinaya Sharcigaa Loo Jabinayaa, Ka Fulin-Waayo Xukunka Xukuumadu Doonaysona Waa La Eryaa Oo Waxa Laga Jecel Yahay Ka Marwalba Madaxtooyada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

