Shirguddoonka Guurtida Oo Faahfaahin sababo musuq-maasuq iyo wax-is-daba marin xidhiidh la leh oo kallifay in Golahaasi Hakiyo Ansixinta Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah
Hargeysa (SLpost)- Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka Hadlay Hakad ay geliyeen Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Codbixiyayaasha oo dhawaan ay Golaha Wakiilladu Meelmariyeen. Guddoomiye-ku-xigeenka...
Shirka Maalgashiga iyo Ganacsiga Somaliland oo si rasmi ah uga furmay London iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxa maanta si rasmi ah uga fumay shir Caalami ah oo maalgashiga iyo ganacsiga Somaliland lagu dhiirri-gelinayo...
Waa maxay sababta ay salka ku hayso Toogasho Macalin Berbera wax ka dhigaa ku dhaawacay Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Saaxil oo ay Guri wada galayeen?
Berbera (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar, ayaa ka hadlay toogasho ka dhacday magaalada Berbera, taasoo sababtay dhaawaca Guddoomiyihii Waxbarashada gobolka Saaxil Ibraahin...
Hayb-sooca Waxbarashada Dawliga ah iyo Hogaan Xumada W/Waxbarashada
Tan iyo Markay Xukunka la wareegtay Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Aadam(Siilanyo) Talada Dalka waxaa Dhegaheena ka Batay Faan, Alalas, Mashxarad iyo Durbaano ay Xukuumadu...
Baarlamaanka UK oo Cod Aqlabiyad ah ugu codeeyey in Falastiin loo aqoonsado Waddan Madax-bannaan
London (SLpost)- Mudaneyaasha Baarlamaanka Britain, ayaa cod aqlabiyad ah ugu codeeyey in dawladdooodu maamulka Falastiiniyiinta u aqoonsato waddan madax-bannaan oo ka garab-dhisan dawladda Israa’iil,...
Guddoomiye Cirro oo sheegay inaanu Madaxweyne Siilaanyo Golaha Wakiilllada u dhammaystiran Shuruudo looga baahan yahay Ansixinta Guddiga Doorashooyinka
HARGEYSA (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa shuruudo xeerka doorashooyinku waajibinayaan ku xidhay xubnaha Cusub ee Guddiga Doorashooyinka oo madaxweynaha...
Ganacsade Maareeye Cali Xoor-xoor ku bogaadiyey Dib-u-casriyeyn iyo Qaybo cusub oo lagu Kordhinayo Dekedda Berbera
BERBERA (SLpost)- Guuleed Jaamac Faarax oo ka mid ah Ganacsatada Dekedda Berbera Ganacsiyada kala duwan kala soo dega, ayaa soo dhaweeyey Dhismaha Deked Cusub...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

