Monthly Archives: October, 2014

spot_imgspot_img

Madaarka diyaaradaha Hargeysa oo markii u horeysay dadka rakaabka ah lagaga baadhayo Cudurka Ebola (EBOLA SCREENING)

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa bilowday baadhitaanno lagu samaynayo dadka rakaabka ah ee ka soo degaya Garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, iyada oo laga...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadashay Doorka ay ku leedahay Khilaafka ka dhex-aloosan Golaha Wakiillada iyo kaalinta ay xalkiisa ka geysan karto

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ka hadashay inay wax lug ah ku leedahay khilaafka ka dhextaagan Golaha Wakiillada ee u kala...

Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga oo Khilaafka Sharci ee waddanka ka jira ku sababeeyey Masuuliyad-darro hay’adaha Dawladdu horseed u yihiin

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Siyaasiyiinta ku bahawday Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Xasan Guure Jaamac, ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan Golaha Wakiillada Somaliland, kaasoo...

Midowga Yurub oo Taageere Dhaqaale dhan $3.8 Bilyan Ugu yaboohay Afar waddan oo Geeska Afrika ka tirsan

Wefti uu hoggaaminayo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Dhowaan Booqasho ku imanaya Waddmadan Hargeysa (SLpost)- Midowga Yurub, ayaa shaaca ka qaaday caddadka dhaqaale maaliyadeed...

“Dagaalka halkan (Somaliland) ka socda, maaha Mucaarad iyo Muxaafad ee waa dagaal ay is hayaan doorasho-doonka Somaliland oo xal doon ah iyo…”

Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee UCID iyo Waddani, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inay dibin-daabyo joogto ah ku hayso tabaabushaha looogu jiro...

Maxaad Ka Ogtahay Madaxweyneyaasha Ugu Maal-qabeensan Qaaradda Afrika?

Afrika waa qaaradda labaad ee ugu wayn dunida, haddana waan qaaradda labaad ee dunida ugu dadka badan. Sidoo kale waa qaaradda ugu kheyraadka badan oo...

Xildhibaannada Mucaaradka ee Golaha Wakiillada Somaliland oo Gurmad iyo Faro-gelin dibadeed ka dalbaday Beesha Caalamka

Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Mucaaradka ah ee Golaha Wakiillada, ayaa beesha Caalamka gaar ahaan daneeyayaasha nidaamka dimuqaaradiyadda ee Somaliland ka dalbaday faro-gelin cadaadis lagu saaro...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img