Monthly Archives: October, 2014

spot_imgspot_img

Maahmaahyada saddexleyda (Qaybtii 2aad) – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Saddex baa Ragga ugu liita Tolkii cay Taagtii kibir Tarankii la colow Saddex baa Raggu wadaagaan Magaca Magta Muuqa Saddex wer-wer bay kugu dishaa Faras xun Naag xun Hoy xun Saddex lalama coloobo Nin codkaaga yaqaan Nin cagtaada...

Komishanka iyo Axsaabta Siyaasadda oo sawir ka bixiyey marxaladda Kala-guurka wakhtigan iyo saamaynta ay ku yeelan karto Doorashooyinka kal dambe

Muddo-xileedka Guddigii hore ee Doorashooyinka oo Maanta ku eg, Xubnihii Cusbaa oo aan Wali la asnixin iyo Jihada Muranka Siyaasadeed Hargeysa (SLpost)- Guddigii hore...

Miyayna Ahayn Waxa Lala Yaabo In Beesha Muuse Dhariyo Ay Ka Qatan Tahay Saamiga Qaybsiga Somaliland?

Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakato, Marka Hore Waxa Aan Salaamayaa Dhammaan Warbaahinta Xorta Ah Ee Reer Somaliland Iyo Akhristayaasha Sharafta Badan Iyo Dhammaan Bulsho Weynta...

Xukuumadda Somaliland oo Shacabka magaalada Hargeysa Ku soo rogtay Amar hore loogu Fuliyey magaalada Burco

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horeysay shacabka magaalada Hargeysa ku soo rogtay Amar hore loogu soo rogay magaalada Burco ee xarunta gobolka...

“Siyaad Barre ayaan ka cabanaynaye, Boqol Siyaad ku innagu noqday oo kuwo yar-yar oo gaagaaban haysta, ayaa dalkii…”

“Siyaad Barre ayaan ka cabanaynaye, Boqol Siyaad ku innagu noqday oo kuwo yar-yar oo gaagaaban haysta, ayaa dalkii u soo hadhay” Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cali...

Xildhibaan Rayte oo Xukuumadda ku eedeeyey masuuliyadda Caqabadda hortaagan Ansixinta Guddiga Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga arrimaha gudaha Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte, ayaa Xukuumadda ku eedeeyey inay Xubnaha cusub ee Guddiga doorashooyinka Qaranka...

Maktabad maxaa xiga?‏ – W/Q: Saddam Carab

Bilo kooban ka hor baa Khayriyadii Hargeysa makhaayad bunka laga cabbo laga dhigtay. Laba Cali kuma ay wada hadal oo sida filim shaashad ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img