HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH: Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Hindiya Xaaji Yare oo Wiil ugu dhashay Seattle
Aabbo Cali-Nuur Axmed-yaasiin, Hooyo Caasho Ibraahin Maxamed, Hooyo Khadiija Maxamed Xasan Faadumo Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Maryama Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Aamina...
Dawladda Ingiriiska oo ka hadashay Go’aanka Axsaabta Mucaaradku ku Qaaddaceen Diiwaangelinta Madaniga ah
Qaadhaan-bixiyeyaasha oo Xukuumadda ugu baaqay inay Kulansiiso Axsaabta Mucaaradka iyo Shirkadda Qandaraaska lagu siiyey Agabka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Addis Ababa (SLpost)- Dawladda Ingiriiska oo ka tirsan...
XASUUS-QOR: Sooyaalka Marxuum Maxamuud Gaheyr Warfaa (Kabadheere) 1aad.
Awowgiisa labaad waa Warfaa Dibad Maxamed-digirin. Waxa uu ka mid ahaa raggii ku xijaabtay colaaddii u dhexaysay Daraawiishta iyo beelaha Somaliland. Sida ay werisay...
Wasiirka Duulista oo ka hadlay Hormadii u horeysay Xujaajta Somaliland oo maanta laga amba-bixiyey Madaarka Hargeysa oo Rakaabkii ugu tirada badnaa Qaabiley afartii bilood...
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Duulista iyo Hawada ee Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay madaarka caalamiga ah ee magaalada Hargeysa ka bilaabmeen daabulka Xujaajta reer...
Diyaarado Milatari Maraykanku leeyahay oo ku Burburay Galbeedka Badweynta Pacific iyo sababaha Shilka keenay oo la garan-la’yahay
Delhi (SLpost)- Laba diyaaradood oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee Maraykanka, ayaa ku bur-buray galbeedka Badweynta Pacific, iyada oo la’ yahay mid ka mid...
Wasiir Xukuumadda Siilaanyo ka tirsan oo Luqaddii CALAN-CASTA ugu jawaabay Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani
“Waxaan Maqlayey qaar Axsaabta ka mid ah oo Xisbiga Waddani ka mid yahay oo Jabhad isku bedelay imika mararka qaarna dagaalaba ku dhawaaqa, waayo...
Eng Cabdinasir Garaad Abshir Saalax oo Isbar-bardhig ku sameeyey Prof Cali Khaliif iyo Dr Saleebaan Xagla-toosiye
Waxa uu Ina Garaad Abshir Shacabka deegaannada gobollada Sool iyo Buuhoodle ugu baaqay inaanay taageerin shakhsiyaad Dano-gaar ah ku fushanaya Mustaqbalka iyo Aayaha Ubadkooda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

