HomeDiyaarado Milatari Maraykanku leeyahay oo ku Burburay Galbeedka Badweynta Pacific iyo sababaha...

Diyaarado Milatari Maraykanku leeyahay oo ku Burburay Galbeedka Badweynta Pacific iyo sababaha Shilka keenay oo la garan-la’yahay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Delhi (SLpost)- Laba diyaaradood oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee Maraykanka, ayaa ku bur-buray galbeedka Badweynta Pacific, iyada oo la’ yahay mid ka mid ah duuliyeyaashii waday diyaaradahaas.

Labada diyaaradood oo noocoodu yahay F/A-18 Hornet oo nooca dagaalka ah, kuwaas oo ka qayb-qaadanayay dhoola-tus milatari oo Ciidamada Maraykanku ka samaynayeen galbeedka Badweynta Pacific, ayaa midkiiba qiimaheedu yahay $57 Milyan.

diyaaradaSida ay sheegeen ciidanka Badda ee Maraykanka, Duuliyaha la badbaadiyey ayaa xaaladdiisa caafimaad lagu baxnaaninaya Markab dagaal oo labada diyaaradood ka duuleen, haseyeeshe waxa ilaa hadda la la’yahay burburka labada diyaaradood.

Lama oga sababta keentay shilka, haseyeeshee saraakiisha ciidamada Badda ee Maraykanku waxa ay sheegeen inay baadhayaan qaabka uu u dhacay burburka labada diyaaradood.

Laba diyaaradood ayaa la sheegay inay ku duullayaan inta u dhaxaysa Bariga waddanka Australia iyo Xuduudka u dhexeeya waddamada Hindiya iyo Pakistan, halkaas oo inay dhoola-tus milatari inay ka sameeyaan ay u xil-saaran yihiin Saldhigga 7aad ee ciidamada Badda Maraykanka.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories