Monthly Archives: September, 2014

spot_imgspot_img

Dalka Oman oo Mashruuc Malaayiin Dollar Ku baxayso ku maal-gashanaya Dekedda Berbera iyo Ujeeddada uu xambaarsan yahay

Muscat (SLpost)- Shirkadda ugu weyn dalka Cumaan ee soo saarta Sibidhka, ayaa maal-geshi ku kacaya malaayiin Dollar ku samaynaysa Dekedda magaalada Berbera ee Somaliland. Shirkaddan...

Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Shakhsiyaddii iyo Kaalintii uu dhismaha Waxbarashada ka soo qaatay Guddoomiyihii hore ee Jaamacadda Hargeysa oo maanta geeriyoooday

Hargeysa (SLpost)- Alle ha u naxariistee Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu aasay Guddoomiyihii hore ee Jaamacadda Hargeysa Marxuum Prof Cabdi Haybe Cilmi oo isla...

Guddida Dhismaha DAWGA-CAD oo Kormeer ku sameeyey Geedi-socodka Jidkaas, Baaqna u Diray Ganacsatada Iyo Qurba-joogta

Hargeysa (SLpost)- Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD ee Woqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa kormeeray dhismaha Jidkaasi oo meel wanaagsan maraya, gaar ahaan ballaadhin lagu samaynayo meelaha...

Tirada Dad u dhintay Shuban-biyood ka Dilaacay Magaalada Burco iyo Qaylo-dhaanta Maamulka Caafimaadka ee gobolka Togdheer {DHEGAYSO}

“Xannuunnaa ka dillaacay Jadeecadu ka mid tahay iyo darxumooyin kale oo nafaqo-darradu ka mid tahay, markaa immika waxay Qayla-dhaantu ka jirtaa degmada Qorulugud gaar...

Wasiir Samaale oo sharraxaad ka bixiyey Miisaaniyaddii ugu Badnayd ee Somaliland yeelato oo Golaha Wakiillada laga sugayo inay Ansixiyaan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasis Maxamed Samaale, ayaa faahfaahin ka bixiyey Oddoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2015-ka oo ah Miisaaniyaddii ugu badnayd ee ay Somaliland...

Muxuu Xisbiga Kulmiye ka yidhi Go’aanka UCID iyo WADDANI ku qaaddaceen Diiwaangelinta Madaniga ah?

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay go’aanka ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI Khamiistii...

Madaxweyne Siilaanyo oo la Ciiday Dufcaddii Saddexaad ee ka Qalin-jabisay Jaamacadda ALPHA (SAWIRRO)

HARGEYSA (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo Hotel Maansoor loogu qabtay Dufcaddii Saddexaad ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img