Golaha Wasiirrada Xukuumadda Siilaanyo oo Meel-mariyey Odoroska Miisaaniyaddii ugu tirada badnayd ee Somaliland yeelato
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa shirkooda todobaadlaha ah oo maalinta Khamiista isugu yimaaddaan, waxay kulankooda maanta oo uu shir-guddoominayey madaxweyne Siilaanyo ku ansixiyeen...
Baarlamaanka Ingiriiska oo ka digay halis ka dhalan karta Lacagaha Somaliland loo soo diro iyo Jawaabta Xukuumadda
London (SLpost)- Baarlamaanka waddanka Ingiriiska, ayaa ka digay halista iyo khataraha Dhaqaale iyo Ammaan ee ka dhalan kara Lacagaha Somaliland iyo dalalka dunida saddexaad...
Mucaaradka Somaliland oo Qaaddacay Diiwaangelinta Madaniga ah
Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI Iyo UCID ayaa si wada jira gabi ahaanba u qaadacay Diiwaan galinta Madaniga ah ee la filayo...
Nabadda iyo Horumarku Deyn Naguma aha, Dalkayaguna Ma Rahmana!! (Qayb. 2-aad)
Qaybtii 1-aad ee Maqaalkan waxaynu kaga hadalnay in SOOMAALIYA ay muddo ka badan 23 sano Beesha Caalamka iyo UN-taba u ahayd naas-irmaan oo aan...
‘Mar bay wada go’een!’ – Qalinka: Barkhad M. Kaariye
Anigoo hormaraya meherad aanan ka filayn ayaan gartay sii-jeedkiisa. Markii aan ku leexday ee aan salaamay ayuu jawaab iiga dhigay, “Miyaanad ogayn mar bay...
Muxuu Wasiir Xirsi ka yidhi Mansabka Raysal-wasaare ee Mucaaradku u Cumaamadeen?
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii u horeysay ka hadlay eedaymo xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ugu jeediyey...
Dufcadda 10aad ee ka Qalin-jabisa Jaamacadda GOLLIS oo kulmisay 790 Arday oo Dhammaystay Waxbarashada Toban Kulliyadood (DAAWO SAWIRRO)
Madaxweyne Siilaanyo oo Shaadooyin Guddoonsiiyey Arday iyo Shakhsiyaad Jaamacaddu ku maamuustay Shahaado-sharafyo Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka qayb-galay munaasibad qalin-jabin...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

