Monthly Archives: September, 2014

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo ku gacan-saydhay Go’aan Qarda-jeex ah oo Guddoomiyaha Guurtidu u gudbiyey

Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan oo Rag ku Eedaysan inay ku lug lahaayeen Fashilaaddii Doorashadii Goleyaasha Deegaanka u magacaabay Labada Xubnood ee Komishanka Doorashooyinka iyo...

Xisbiga Kulmiye Muxuu ka yidhi Wacad-furka Xisbiyada Mucaaradku eedeeyeen?

“Annagu kulamada hore ee ay wasiirrada la yeesheen kamaanaan mid ahayn, waxaananu u arki karnaa in mar walba wixii dan ah laga wada kulmi...

Scotland (YES) iyo England (NO), keebaynu taageernaa? – W/Q: Faysal Cumar Madar

Khamiista barri ee 18ka Sebtembar waxay dadka Scotland qaadi doonaan talaabo taariikhiya. Waxaanay haystaan fursadii ay Aftida ugu qaadi lahaayeen in ay Madaxbanaani kaqaataan...

“Taysaro (Diiwaangelinta Madaniga ah) marka la qabto, ayaa la ina ictiraafayaa, waa waxa Habraha loogu sheekeeyo” – FAYSLA CALI WARAABE

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ku hanjabay cawaaqib-xumo ka dhalan-doonto khiyaamooyin iyo ballamo been ah oo...

Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka oo Toogasho ku dilay Laba Sarkaal

Qorulugud (SLpost)- Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka magaciisa lagu sheegay Cabdirisaaq Askar, ayaa maanta toogasho ku dilay laba sarkaal oo ka tirsan Guutada 17aad...

“Maxamuud Xaashoow, Jamaal Cali Xuseen Uma Baahna Tababarkaaga Qabiil” – Qalinkii Mawliid Aadan Cumar

Wasiirka duulista iyo madaarrada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi waxaan leeyahay saaxiib maan jeclayn inuu kaa soo fakadao hanaanka runta ah ee adiga iyo hogaanka...

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 25aad – Muranka Diiwaan-gelinta iyo Mugga Xildhibaannada

Nin hadduu tashiga guuto faran, keli ganaanaysto, Gaaraa-yucuuntiyo shinnida, gurucyo-dhaadheerta, Giiryaalayaashiyo fulaa, laguma-guuraanka, Gumarta iyo maajeenta iyo, geed-xunkiyo tuugga, Gun-gunnaafka iyo maarta iyo, gocorka aan buubin, Kun nin oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img