“Burco waxey maanta tabeysaa ALLEH ha u naxariistee Suldaan Diiriye, Ina Sanweyne, Xaaji Faarax Suusle, Xaaji Xassan Geele & Sheekh Cismaan Nuur, ragaas oo...
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda colaadeed ee ka taagan deegaanka Balli Diiriye...
Madaxweyne Siilaanyo oo ka Qayb-galay Munaasibad loo qabtay Dufcaddii 13aad ee ka Qalin-jabisa Jaamacadda Camuud (SAWIRRO)
Boorama (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta ka qayb-galay Munaasibad ballaadhan oo qabtay 621 Arday oo ka Qalin-jabiyey Jaamacadda Camuud ee...
Muyuusigga Iyo Heesuhu Ma Xaaraan Baa? – W/: Maxamed Cabdi Daa’uud (Q.2aad)
Sheekh Maxamed Al-Qasaali isaga oo u jawaabaya dadka qaba in heesaha iyo muusiggu xaaraan yihiin, waxa uu yidhi: “Bal kaalaya ila eega waxa uu...
Miisanka Madbacada Qaranka (State Printing Agency) iyo Moogananta Maamulka ka Jira
Madbacada qaranku waa hayad kamida hayadaha madaxa banaan ee dawlada (Independent agency) waxa lagu aasaasay 1997kii wareegto madaxweyne (Presidential Degree No: 02/97) iyadoo waajibaadkeedu...
Gurgurshaa maad iinoqon? – W/Q: Guuleed Cumar Madar
Jecliyaa inaan hanto ummad wada gurgurshaa ah ama gurdowalaaq , jecliyaa ragg sida ratiga xoogga leh hayin ah oo aan saarto gurgurka iyo maxasta,...
Al Nuur Faniture: Shirkad Hormood Ka ah Horumarinta Dalka iyo Wax U Qabashadda Bulshadda
Shirkadda ganacsiga ee Al Nuur Furniture oo ah shirkad wadani ah oo uu leeyahay nin muwaadin, isla markaana dalka keenta alaabooyinka guryaha la dhigto,...
Madasha Wada-Tashiga? MISE waa Madasha Kala-Tashiga!! (Qayb. I-aad)
Markaad maqasho magaca Madasha Wada-Tashiga iyo Toosinta, waxa markaaba maskaxdaada ku soo dhacaya Magac aad u Qurux badan oo laga dha-dhansan karo dhaqankii suubanaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

