Xisbiga Waddani oo kaga dhawaajiyey Go’aan Dhiirri-gelinaya Dib-u-dhac ku yimaadda Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo masuuliyiintiisu ugu fadalo cad-cad yihiin siyaasiyiin Xukuumadda cadaadiska xooggan ku haya sidii ay doorashooyinka madaxtooyada iyo...
Guddoomiyeyaasha Xisbiyada WADDANI & KULMIYE iyo Wasiirro Ku Qalin-jabiyey Xarunta Midowga Afrika (DAAWO SAWIRRO)
Addis Ababa (SLpost)- Tiro ka badan 58 Arday oo ay ku jiraan Guddoomiyeyaasha Xisbiga Waddani iyo Kulmiye oo ay weheliyaan wasiirro Xukuumadda ka tirsan...
Ardayda Jaamacadda New Generation ee Hargeysa oo Sannadkii labaad ku Qalin-jebisay Xarunta Midowga Afrika
Addis Ababa (SLpost)- Jaamacadda New Generation oo ka hawlgasha wadamada Somaliland iyo Ethiopia, ayaa ardayda ka qalin-jabisay xaflad wada jir ugu qabatay xarunta midawga...
Muyuusigga Iyo Heesuhu Ma Xaaraan Baa – W/Q: Mohamed Abdi Daud (Q.1aad)
Nabigeenii Suubanaa , ayaa dalka Yamanta u diray Saxaabigii weynaa ee Mucaad Bin Jabal. Ka hor intii aanu amba-bexin, ayuu Nabigu u yeedhayaa Mucaad....
Madaweynaha Kooxda la Baxday Khaatumo, Cali Khaliif, oo Shaaca ka Qaaday Inuu Is-casilay
Saax-dheer (SLpost)- Cali Khaliif Galaydh oo maalintii khamiistii ee ay nu soo dhaafnay tuulada Saaxdheer ee gobolka Sool loogu doortay Madaxweynaha kooxda la baxday...
SOMALILAND: Dib-u-Curashada Dhaq-dhaqaaqyada Tahriibta, Farsamooyinka Cusub ee Mukhalasiinta, Dhoy la’aanta Xukuumadda iyo Doodda Maamullada Gobollada
Warbixin Himilo ka diyaariyey Dhibaatada Tahriibta iyo Kooxaha ka Ganacsatada oo mar kale ka bilaabmay dalka Hargeysa (SLpost)- Dhaq-dhaqaaqa tahriibka dhalinyarada iyo Kooxdo isku-xidhan oo...
MARAYKAN: Tirada Dadka Gacmahooda Isku khaarajiya oo Heerkii ugu Sarreeyey Maraya iyo Walaaca laga Qabo Korodhka Shacabka dalkaas oo hoos-u-dhac ku yimaaddo
Washington (SLpost)- Waddanka Maraykanka oo ah dalka ugu dhaqaale badan caalamka, waxa kordhay isla markaana heerkii u sarreeyey maraya tirada dadka Cudurka Isku-buuqu ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

