HomeAl Nuur Faniture: Shirkad Hormood Ka ah Horumarinta Dalka iyo Wax U...

Al Nuur Faniture: Shirkad Hormood Ka ah Horumarinta Dalka iyo Wax U Qabashadda Bulshadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Shirkadda ganacsiga ee Al Nuur Furniture oo ah shirkad wadani ah oo uu leeyahay nin muwaadin, isla markaana dalka keenta alaabooyinka guryaha la dhigto, sida Sariiraha iyo waxyaabo kale ayaa hormood ka ah shirkadaha sida weyn uga qayb qaata horumarinta dalka dhinac dhaqaale iyo mid horumarineedba.

Waxaanay shirkadda al Nuur Faniture si aad ah uga qayb qaadataa barnaamijyadda wax lagaga qabanayo horumarinta dhinaca bulshadda, sida dadka Danyarta ah oo uu caawiyo iyo goobaha ay ku jiraan carruurta Agoomaha ah, iyada oo ciid kasta ay shirkadda Al Nuur caruurta ku jirta xarunta agoomaha ee Hargaysa ay u biiso dharka ciidda.

Shirkadda wadaniga ah ee Al Nuur Faniture, ayaa sidoo kale waxay ka qayb qaadataa arrimaha dhinaca horumarinta sida wadooyinka, xarumaha caafimaadka, waxbarashadda iyo meelaha kale ee ay wax laga qabanayo ama caawimadda u baahan.

Sidoo kale Shirkadda ganacsiga ee Al Nuur Furniture, ayaa wax weyn ka qabatay dhinaca shaqo abuurka bulshadda iyada oo dad aad u badan oo kumanaan qof gaadhaya ay ka hawl galaan, waxaanay taasi muujinaysaa sida ay shirkadda Al Nuur faniture hormoodka uga tahay wax ka qabashadda camal la’aanta bulshadda haysta gaar ahaana dhalinyaradda.

Shirkadda Al Nuur Faniture ayaa sidoo kale qalabka guryaha ee ay soo dejiso waxay yihiin kuwo ay aad tayadoodu u sarayso, isla markaana qiimo aad u hooseeya kaga iibisa dadka macmiilka u ah, waxaanay bulshadda u muujisaa dabacsanaan iyo qaab ay wadaniyad ka muuqato.

Al Nuur faniture, ayaa lagu tilmaami karaa in ay tahay shiradda keliya ee waxa ay dadka ka macaashto hadana dib ugaga soo celisa, taasi oo muujinaysa sida ay uga go’an tahay in ay mar walba ka qayb qaadato horumarinta dalka iyo taageerida bulshadeeda, gaar ahaana kuwa danyarta ah ee u baahan gar-gaarka iyo wax u qabashadda.

Dhinaca kale shirkadda wadaniga ah ee Al Nuur Faniture, ayaa la filayaa in ay dhawaan dalka keento adeegyo aad u fiican, kuwaasi oo ay doonayso in ay u soo bandhigto bulshadeeda. Waxaana lagu wadaa in qalabkaasi ay shirkadu wado in ay dhawaan soo bandhigto in uu yahay mid ay bulshadu u riyaaqi doonto, isla markaana ay baahi weyn u qabeen helitaankiisa.

Si kastaba ha ahaatee shirkadda ganacsiga wadaniga ah ee Al Nuur Faniture, ayaa ah mid kaalin weyn kaga jirta dhinacyo badan oo dhismaha iyo horumarinta dalka ah waxaanay noqonaysaa mid ay si weyn u mahadiyeen xukuumadda Somaliland iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda taageeradda balaadhan ee ay mar kasta la bar-bar taagan tahay aw geed.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories