Wasaaradda Duulista Hawada oo Qaybo ka tirsan Maamulka iyo Dakhli-ururinta Madaarka Hargeysa Si Qarsoodi ah ugu Gacan-gelisay Shirkad Gaar ah iyo Tuhunnada ka Dhashay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland, ayaa shirkad gaar loo leeyahay ku wareejisay maamulista lacag laga qaado Gaadiidka Shacabka ee booqanaya ama la socda...
Wararkii u Dambeeyey ee Duullaanka Israel ku qaadday Gaza, Tirada Dhimashada Shacabka oo sii Kordhaysa iyo Askar Yuhuud ah oo la laayey
Cairo (SLpost)- Waxa maalintii Afraad galay Hawl-gallada Milatari ee duqeynta iyo go’doominta Ciidamada Yuhuuddu ka fulinayaan Marinka Gaza ee dalka Falastiin, waxaana sii kordhaya...
Tahriibayaal Soomaali ku jirto oo ku Geeriyooday Badda u dhaxaysa Woqooyiga Afrika iyo Koonfurta Yurub (Daawo Videos)
In ka Badan 580 Qof oo La badbaadiyey Rome (SLpost)- Ugu yaraan 19 qof oo muhaajiriin Afrikaan iyo Carab Isugu jira ayaa ku geeriyooday Badda...
Madaxweyne Ku-xigeenka oo Shacabka ka Tacsiyeeyay Marxuum Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo Buuhoodle ku geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa bulshada Somaliland, Madax-dhaqameedka, qoyskii iyo qaraabadii uu ka...
Cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa oo Adeegyadiisa la gaadhsiinayo Heerarka Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa sheegay inay ka go’an tahay in Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa noqdo...
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ku Gacan-saydhay Baaqyo talooyin xambaarsan oo Xisbiyada Mucaaradka ahi u jeediyeen
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ku gacan-saydhay baaq axsaabta Mucaaradku ugu jeediyeen inay faraha kala baxdo wada-hadallada ay kula jirto Somalia oo ay...
Xukuumadda Somaliland oo Qiratay in Dalkeedu Marin u yahay Gabbood-fallada iyo Ganacsiga Sharci-darrada ah ee Duurjoogta
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Guuraaga Marwo Shukri Xaaji Ismaacil Baandare, ayaa shaaca ka qaadday in Ugaadha Sharci-darrada ah si kootarabaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

