HomeMadaxweyne Siilaanyo oo ka dareen-celiyey Go’aanka Muuse Biixi Ugu Tanaasulay Murashaxnimada Madaxweynaha...

Madaxweyne Siilaanyo oo ka dareen-celiyey Go’aanka Muuse Biixi Ugu Tanaasulay Murashaxnimada Madaxweynaha Kulmiye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in dadka Somaliland yihiin Qaran halgan ku jira, isla markaana waxyaabaha qaar in la isku qabtaa ay imanayso, balse loo baahan yahay in markasta Qaranku yeesho cid gurmata oo xalisa hadba xaaladaha soo kordha.

IMG_0067Madaxweyne Axmed-Siilaanyo waxa uu sidaa ku sheegay kulan qado ah oo uu maanta Madaxtooyada kula qaatay xubno Ganacsato ah oo ku guulaystay soo-xero-gelinta Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ka dib markii ay habeen-hore Madaxtooyada isku-hor-fadhiisiyeen Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse Biixi oo khilaaf doonista hanka kursiga ee Musharaxnimada Jagada Madaxweynaha ee Xisbigaas ah isku-qabteen, labadooda oo mid waliba hore u sheegay inuu Musharrax yahay, ka dibna uu Muuse sidaa ku tanaasulay.

Tallaabada uu Muuse Biixi ugu tanaasulay Madaxweyne Siilaanyo inuu noqdo Musharraxa keliya ee u taagan jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbiga KULMIYE shanta sano ee soo socda oo uu tanaasulka ka hor aad ugu ad-adkaa, ayaa timi ka dib markii ay Ganacsatada ay Muuse isku beesha yihiin ee Sacad Muuse, ka dib markii ay Ganacsatadaasi u muujiyeen Guddoomiye Biixi dano guud oo dhaqaale iyo maaliyad uu isagu gaar u helayo haddii uu caddeeyo inuu ka tanaasulay Musharraxnimadiisa xiisadda ka dhex-dhelisay isaga iyo Madaxweynaha, taasoo Muuse-na aqbalay sida uu shalay ku caddeeyey Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa.

HALKAN KA DHEGAYSO

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories