HomeWaa Maxay Sababta ay u kala Qaalisan yihiin Qiimaha Jagooyinka iyo...

Waa Maxay Sababta ay u kala Qaalisan yihiin Qiimaha Jagooyinka iyo Dhismayaasha Xaafadaha Magaalada Hargeysa ? (Warbixin)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland oo 20-kii sanno ee u dambaysay si xawli ah u sii ballaadhanaysa, wakhtiganna dhismeyaal casri ahi ka socdaan goobaha faras-magaalaha ah, waxa wali dhulka bannaan gacanta ku haya dadka shacabka ah oo lahaanshiyahoodu meesha ka saaray jaan-goynta Qiimaha lagu kala iibsado oo xaafadaha magaaladu aanay Isku mid ahayn.

hargeisaIn kasta oo Qiimaha dhulka bannaan ku xidhan yahay goobta uu ku yaallo hadba sida ay ugu dhow dahay adeegyada muhiimka u ah nolosha bulshada, sida biyaha iyo adeegsiga suuqyada, haddana waxa jira goobo ka mid ah caasimadda oo qiimaha Baloodhka guri laga dhisi karo uu ka qaalisan yahay ama la mid yahay Dhisme ku yaalla goob kale oo xaafadaha magaalada ka mi ah.

Hargeisa city.Axmed Cumar Axmed (Timo) oo ka mid ah suxufiyiinta ka hawl-gala hay’adaha warbaahinta Somaliland qaarkood, ayaa war-bixin uu ugu kuur-galay sare u kaca Qiimaha dhulka iyo dhismayaasha iyo sida ay xaafadaha caasimaddu ugu kala Qaalisan yihiin u diyaariyey Idaacadda Af-Soomaaliga ku hadasha ee Hirad oo maamul ahaan hoos-tagta FREE PRESS oo ah urur caalami ah oo tabobarro iyo Qalabka warbaahinta ku taageera suxufiyiin badan oo ka hawl-gala dunida dacalladeeda, kaas oo xafiis ku leh magaalada Hargeysa.

HALKAN KA DHEGAYSO

hargeisa city hargeysa city

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories