HomeHargeysa: Diiwaangelinta Madax-taabasho ah oo lagu Samaynayo Mihnadleyaasha Ku Shaqaysta Xirfadda Caafimaadka

Hargeysa: Diiwaangelinta Madax-taabasho ah oo lagu Samaynayo Mihnadleyaasha Ku Shaqaysta Xirfadda Caafimaadka

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Guddida heer qaran ee mihnadlayaasha Caafimaadka Somaliland, ayaa sheegay inay si rasmi ah degaannada Gobolka Maroodi-jeex uga bilaabayaan diwaangelinta xirfadlayaasha caafimaadka berri oo taariikhdu tahay 17 June 2014.

axmed odayGuddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Dr. Axmed Xaashi Oday oo ka hadlay shir xarunta cusbitaalka Qaaxadda (TB-da) ee Hargeysa lagu qabtay maanta, waxa uu sheegay in ujeeddada diwaangelinta mihnadlayaasha caafimaadka ka dambaysaa tahay mid lagu ogaanayo cidda saxda ah ee adeeg caafimaad fulin karta.

“Waxa jirtay in guddidu soo martay gobollada dalka oo dhan, waxaanay ka soo sameeyeen diwaangalintii hordhaca ahayd, marka dambe se waxa loo gudbi doonaa tii saxda ahayd. Waxay diiwaangelintu ka bilaabi doontaa Hargeysa 17 June 2014, waxayna ku dhamaan kartaa ilaa 15 maalmood ama in ka badan, waayo Cusbitaalka Hargeysa oo qudha ayey diiwaangelintu ka socon doontaa muddo saddex maalmood ah,” ayuu yidhi Dr. Axmed Xaashi Oday, isagoo mihnadlayaasha caafimaadka ugu baaqay inay is-diiwaangeliyaan.

Agaasimaha guud ee cusbitaalka Hargeysa Dr. Axmed Cumar Askar oo halkaas ka hadlay, ayaa isna sheegay inay soo dhaweynayaan diiwaangalinta loo samaynayo xirfadlayaasha caafimaadk, waxaannu dadka mihnada caafimaadka ku shaqaysta, gaar ahaan kuwa ka hawlgala cusbitaalka guud ee Hargeysa inay diyaar u noqdaan diwaangelinta lagu samaynayo.

Masuuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka Somaliland iyo dhakhaatiir kala duwan oo iyaguna halkaas ka hadlay, ayaa soo dhaweeyey diiwaangelinta mihnadlayaasha caafimaadka.

 

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories