HomeXafiisyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee Maamul-goboleedka Puntland oo Ciidamo iyo gaadiidka dagaalka...

Xafiisyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee Maamul-goboleedka Puntland oo Ciidamo iyo gaadiidka dagaalka lagu ilaalinayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Garowe (SLpost)- Xafiiska Hay’adda Qaramada Midoobay ku leedahay magaalada Garoowe ee maamul-goboleedka Puntland, ayaa amaankeeda si weyn loo adkeeyey, waxaana nawaaxiga xarunta lagu arkay gawaadhida dagaalka oo aan hore u joogi jirin.

xaruntaUN-Garowe1Sida ay qoreen warbaahinta ka hawl-gasha gudaha maamulkaas, ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PIS-ta ayaa lagu hawl-galiyey inay ilaaliyaan ammaanka xarumaha hay’adaha Qaramada Midoobay ee magaalada Garoowe, waxaana la fasaxay shaqaalihii ka hawl-galayey hay’adahaa badankooda, loona sheegay inay guryahooda joogaan ilaa 19 bishan.

Ilo ku dhow xafiiska Qaramada Midoobay ku leeyahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa xaqiijiyay inay suurtagal tahay weeraro qorsheysan oo lagu qaado xarumahooda, iyaga oo taas oo ku sababeeyey maadama 19 June ku beegan tahay markii maleeshiyaadka Shabaab weerareen xarunta Qaramada Midoobay ee Muqdisho.

Inkastoo hay’adaha Amniga ku dedalayaan sidii ay amniga u sugi lahayeen, haddana dareenada dhinaca dadweynaha ayaa u muuqda kuwo cabsi cabsi ka soo waajahayso dhinacyo kala duwan.

 

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories