Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

Masuuliyiinta Wargeyska Xayiran ee Haatuf oo Xoriyaddooda loo soo Celiyey, Kana dareen-celiyey Waxyaabihii ay la kulmeen

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftrihii Wargeyskaas Axmed Cali Cige oo muddo saddex todobaad ku dhow ku jiray xabsiyada magalooyinka...

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo ka hadlay Khilaafka Xisbiga Kulmiye, ugu baaqay inay Xal deg-deg ah ka gaadhaan Ismaan-dhaafka ka dhex-jira

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay khilaafka muddooyinkii u dambeeyey kala-irdheeyey Xisbiga Kulmiye gudihiisa iyo xukuumaddiisa, waxaanay ugu baaqeen inay...

Madaxweyne Ku-xigeenka oo Jawaab uu ka bixiyo u waayey su’aal laga weydiiyey Cabsida Wasiirrada xukuumaddu ka qabaan hadday Mabda’ooda caddeeyaan inay maraan jidkii Dr....

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo hadal ka jeediyey Shir Jaraa’id oo ay 23-xubnood oo ka tirsan Guddiga fulinta Xisbiga...

Wasiirka Cadaaladda oo Qirtay inuu Dhex-dabbaalanayo eedaymo Hoggaanka Kulmiye u jeediyeen Wasiirro Xukuumadda ka tirsan {Dhegayso}

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid, ayaa jawaab ka bixiyey hadallo ka soo yeedhay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee KULMIYE Muuse...

Xarunta Xuquuqul Iinsaanka Oo Baarlamaanka Uga Digtay Inay Ansixiyaan Xeer Ay Xukuumadda U Gudbisay Oo U Ogolaanaya Inay Dhagaysato Teleefanadda

Xeerkan Ka Hortagga Iyo La Dagaalanka Argagixisada Ayaa Ogolaanaya In Dacwadaha Loo Dhegaysto Si Qarsoodi Ah, Dawladda-Na Siinayaa Awoodo Badan Oo Ay Ku Mamnuucdo...

DAAWO: Garabka Kulmiye ee Xukuumadda oo muddeeyey Shirka Golaha Dhexe, Guddi-fulineed oo Muuse Biixi magacaabay-na ku tilmaamay Sharci-darro

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Guddiga Fulinta Kulmiye ee ay dhowaan soo magacaabeen Shir-guddoonkii Shirweynaha Xisbiga iyo Xoghayaha Guud...

“Warkaas meel ay ka keeneen garan-maayo oo Illaahay igu ogyahay, Saaka sidaan u shaqo-tagay ee aan u soo rawaxay…” – Wasiir Samsam

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ka hadahay warar lagu baahiyey warbaahinta qaarkeed oo lagu sheegay inay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img