HomeWAR-SAXAAFADEED: Soo Af-Jaridda Qaadhaankii Dawga-Cad iyo Hay`adda EAD UK oo guddoonsiinaysa deeq...

WAR-SAXAAFADEED: Soo Af-Jaridda Qaadhaankii Dawga-Cad iyo Hay`adda EAD UK oo guddoonsiinaysa deeq lacaga Guddida Dawga-Cad

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxaa farxad weyn noo ah dhammaantayo in aan maanta oo bishau tahay 24-kii May 2014 soo af-jarayno qaadhaankii Dawga-cad ee Hay`adda EAD UK. Qaadhaankan oo ay bulshada reer Somaliland ee UK degeni ugu deeqeen dhismaha Dawga-cad, dhanna  $96,823.03 waxaa  loo  gudbinaya Guddida dhismaha Jidka Dawga-Cad ee Somaliland.

Qaadhaankan waxaa si hagar la’aan ah uga qayb qaatay xubnaha ururka EAD UK rag iyo dumar.

DSC_0936Mahadnaq:

Guddida Hay`adda EAD UK wuxuu aad iyo aad ugu mahad naqaya Jaaliyadaha reer Somaliland ee degen Magaalooyinka London, Birmingham, Coventry, Manchester, Bolton, Britol, iyo Cardif. Jaaliyaddahaas oo si weyn uga qayb qaatay ururinta qaadhaankan, xilli lagu jiray jiilaal hawaduna aad u qaboobeyd, haddana dadku habeen iyo maalin way dhex soconaayeen, iyaga oo guri guri u marayey si qaadhaan macquul ah loo helo. Ururinta qaadhaankan looma kala hadhin rag, dumar iyo dhalin yaraba, waxaana tartankii qaadhaan ururinta kalinta kowaad ku guulaystay dumarka EAD, oo muujiyay dadaal iyo firfircooni dheeraad ah.

Xusuusin:

Waxaan is xusuusinaynaa in ay tahay shaqadani, mid qof walba wixii uu gashaday ama ku darsaday ajarkeedu waligeed u soconayo (Sadaqa Jaariya), sidaa darteed waa in aan isku dhiirinnaa ka qayb qaadashada arimaha khayriga ah ee noocan oo kale ah, ee dalkii iyo dadkiiba u baahan yihiin; Kagana qayb gashaan aqoontiina, maalkiini, muruqiina iyo maskaxdiinaba, idinkaa oo ilaahay dartii u samaynayna , waxaynu dhisaynaa waa dalkeennii.

Dhiiri galin:

In kaste oo qaadhaan ururintii Dawga-Cad ee dalka Ingiriiska aanu soo gaba gabaynay, haddana waxaanu dhiiri galinaynaa in laga sii wado qaadhaanka Dawga-Cad dalalka kale ee dunida gaar ahaan dalalka yurub, America iyo Carabaha. Guddiyada hay’adda EAD wuxuu diyaar u yahay inuu idinla wadaago waayo aragnimada uu arinkan u leeyahay. Ilaahay haka Jazaa’isiiyo qof waloo ka qayb qaatay Qaadhaanka Dawga-Cad 2014, waad ku mahadsan tihiin.

 

Wa billaahi tawfiiq

Alla Mahad leh

Gudida : EAD UK

www.facebook.com/pages/EAD/197919580366407?fref=ts

www.eastafricadevelopment.org

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories