HomeMadaxweyne shir jaraa’id oo qarsoon Sheeko maaha ee shuuqsiga ka bax iyo...

Madaxweyne shir jaraa’id oo qarsoon Sheeko maaha ee shuuqsiga ka bax iyo sheeko baraleyda – W/Q: Cabdiraxmaan Bulshawi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

DEskHoggaamiyaha kartida iyo hawlkarnimada leh waxaa ka mida Astaamihiisa, inuu bulshadiisa is hufan oo haboon ula hadlo xaaladkastoo dalku jiro Mid cakarin Mid horumarineed,iyo mida dalalka dariskiisa ah ka dhaxaysa bulshada wuxuu ugu soo gudmiyaa si madaxbanaan oo aanu udaba fadhiisan warbaahinta markaa dawladu gacanta ku hayso,

Tusaale waxaa inoogu filan hogaamiyayaashii Madaxweyne Siilaanyo Ka horeeyey dhamaantood weykaga wanaagsanaayeen xaga lahadalka bulshada iyo xidhiidhinta warbaahinta madaxabanaan mid Gudaha ah mid diba ahba,

Madaxweyne Siilaanyo dalka waxaa hadda uu xukumayay muddo ku siman Afar sano. Intaa uu dalku wuxuu soo maray Marxaladdo midkastaa xamilkeeda xaaladeeda lahayd waxaana aan kaw ka odhankarnaa Ciidamadii Jabhada ONLF ee ka dagaalanta dalka aynu dariska nahay ee ITOOBIYA, taas oo la odhankaro waxay wiiqday xidhiidhkii labada dal. Wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya oo in wasiirro ka hadlaan mooyaane Madaxweyne Siilaanyo uuna marna Si waafi ah Shacabka ugu soo bandhigin waxaa uu kala kulmay iyo waxa uu ka rajaynayo, waxaa kaloona Hagaamiyaha dalku ka hadal dhibaatooyinkii ay sababeen Doorashooyinkii Golaha deegaanka ee dalka ka qabsoomay, kuwaas oo dadka shacabka ah fitno badan ka dhexriday. Siilaanyo waxaanu ilaa hada si madaxbanaan uga hadal khilaafka xisbiga kulmiye ee uu kasoo baxay oo aan odhan karno wuxuu kawsaday markii uu dalka madaxweyne ka noqday,

Maanta Muxuu la shiryimid?

Madaxweyne isagoo ah madaxweyne doorasho xora kuyimid ayuu wuxuu u hadlay sidii hogaamiyayaasha Tigtaytarada, halkii laga Sugayey in uu si man u marti qaado Warbaahinta guud ahaanteed ayuu Madaxweyne siilaanyo ka doorbiday warbaahinta dawladu maamusho in ka hadlo, intaas uun kumuu joogsan wuxuu yidhi tii madaxbanaanaydna ANAA ISKA DUUBEE II SOO DAAYA, wey ku mahadsanyihiin warbaahinta xorta ee ka xaragootey in wax uu siduu soono isaga duubo soo jacburiyaan,

Hadal iyo dhamaan Hogaamiyaheena waan aragnay Kartidiisa , cadaaladiisa caynka maamulkiisa iyo cilmiyada cusub iyo cibaarooyinka qarsoonaa ee uu lasoo baxay,

Maxaa inala gudboon?

Waxaynu kusoo koobi waxa inala gudboon Tixdii daalacan ee Abwaan Hadraawi

Umadyahay daryeelkaa

Isku duubnidaa iyo

Madax daacad noqotiyo

Adigiyo dedaalkaa

Dawadaadu waa taas

Dhan hadday ka debecdana

Gabbalkaa dam weeyaan

Ma dardaaranbaa hadhay?

Deexashada tusaalaha

Ama talada deeqda ah

Miyaad dood ka leedahay?

 

Cadbiraxmaan Cali-Nur Cabdi(bulshawi)

HARGEYSA, SOMALILAND

Email: bulshawi82@hotmail.com

0634407053

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories