HomeKULMIYE: CEEBTII QARANIGA - Qalinkii: Khalid Cabdilaahi Ducaale

KULMIYE: CEEBTII QARANIGA – Qalinkii: Khalid Cabdilaahi Ducaale

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

khaalidWaxaa ognahay in dumuraadiyada curdinka ah ee Somaliland ka jirtay mudo aad u kooban ee labadan sanadooda ah, waa talaabo horumar ah, oo Umada reer Somaliland hore u qaatay. taas oo ay wadamo badan oo jaarka ah iyo kuwo badan oo caalamka ah ay ku majeeranteen, waxa ay ahayd sad ay qaran  Somaliland ay markasta ku faani jireen.
Waxaa Ay  Somaliland soo martay marxalado aad u adaga, oo mid kastaba loo baqay qaranka Somaliland, balse umada wanaag jecel iyo horumarka ay ilaahay ka qabalay in aan dhib weyn dhicin, hadaba waxaa mudadii 4 sano ahayd ee Xisbiga Kulmiye xilka ahayay,  dhagahay dadka shicibka ah ku soo noqonayay khilaafka Xisbi Xaakimka  iyo xukuumada, waxaa khilaafkaasi soo bilaabay ilaa aasaaskii xisbiga balse waxaa maaliba marayay marxalada kale duwan.
Waxaa maanta ka duwan khilaafka xisbiga kulmiyey, waxaa weeye, waxaa maanta gacanta ku hayaan talada dalka, kaas oo meeqaan dhaca ku ah, in Xisbigii Xaakimkii Qaranku iyo Xukuumadii  ka timi ay suuqayda dalka ay ka muuqato khilaafkoodu.
Waxaa maanta dhacadooyinkii ugu foosha xumaan ay aragno ahay in xisbiga xaakumka oo laba garaba ah, ay saxaafada isku mariyaan hanjabaad iyo cay. Taasi oo qaranka ku ah sharaf dhaca  aad u weyn.  Waxaa ahayda markii xisbiga kulmiye ku guulaystan talada dalka, mudo yar ka dib waxaa  Ku –Xigeenka Madax Warfaafinta Xisbiga Kulmiye ka duray kan canbaareeyay Xukuumada Xisbiga Kulmiye, waxaa kaloo dhacday, in dawlada uu cambaareyay Gudoomiyaha ku-xigeenka Koowaad mudo yar ka dib, waxaa kale oo aad u yaab badan in Wasiiro Dawlada ku jiraa sheegeen in aynaan ka mid ahayn Xisbiga Kulmiye, waxa kale dhib weyn noqotay in ay qabsoomo shirweynihii xisbiga, hadaba  waxaa waxay ahaa marxalada ay xisbiga kulmiye ka soo gudbaya balse ku ahaa ceeba.
Waxaa maalintii shalay ahayd dhacado aad u yaab badan in Xisbigii Xaakimkii Dalka la xidho Gudoomiyihii Gobolka Saahil Iyo Xildhibaano Kale oo ka soo baxay Xisbiga Kulmiye, taasi waa Ceeb kale oo Xibsiga-xaakimka u soo hoyatay.
Waxaa yaab ah maaha in ay qofkastaa oo ka mida ah Xisbiga uu doono in uu isku sharaxo madaxweynimo  ama xil kale xilkaasi ah ahaado mid qaran ama mid Xisibiga dhexdiisa ah, balse waxaa ceebtii qarniga ah in xisbi xaakim qaranmku ku dhamaysan kari waayay dhexdooda khilaafaadkood, si waafaqsan xeerarka xisbiga u yaal,  oo ay mudooyin badan u baahdeen gurmada dabada ah sida in geed lagu celiyo Arimihii Xisbiga oo salaadiin reer matalaa ay ka garnaqaan taas oo qaranka u ah boog weyn oo taarikhdu qori doonto.
Waxaa taasi keentay in arintii Xisbiga u eekaato qabiilo, dabadeedna ay keento in qabiilada qaar ay colaad iyo xifiltan soo kale dhex galo ama is nacayba taasina waxaa qaranku ku noqotay boog weyn oo  qaranka halis ku noqo karta inagoo waxaa xisbiyada loo sameystay ahaa in laga baxo nidaamka qabiilka, loona guuro habka dimuquraadiga ah. Waa Ceebtii Qaraniga
Ugu danbeyntii waxaa u soo jeedin lahaa, in xisbi-xaakimka qaranku ay garantaa halka maanta joogaa, ay ku dhameystaan dhexdooda sid waafaqsan xeerarka xisbiga iyo kuwa qaranka.
DHAMAAD

QALINKII: AQOONYAHAN KHAALID ABDILAAHI DUCAALE
TEL: 00256 (0) 792349325
TWITTER: @KHDualeh
WWW.KHDUALEH.BLOGSPOT.COM
KAMPALA, UGANDA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories