Dhageyso: Aabaha dhalay wiil Soomaali ah oo ku safray Taayirrada diyaarad Maraykanka isaga Dhex-gooshtay oo Waraysi lala yeeshay
Wiil 18 Jir ah oo Yaxye Cabdilaahi Yuusuf oo maalmahan danbe warbaahinta dunida ay hadal haysay, kadib markii uu diyaarad Taayirkeeda duulimaad dheer oo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wasiirka A/Dibadda Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Fadaraalka Ethiopia
Adis-ababa (SLPOST) - Wasiirka Arrimaha Federaalka Ethiopia Dr. Shiferaw Tekel Mariam Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde Oo Ay Ku Wehelinayeen Wasiirka...
Wasiirudawlaha Nabadeeynta iyo Horu Marinta Goboladda Bari Oo Baaq Qaylo Dhaan ah U Diray Hay,adaha Caalamiga ah Iyo Xukuumadda Somaliland Abaaro Ba,an Oo ka...
Hargeysa(SLPOST):Wasiirul dawlaha nabadaynta iyo horu marinta gobolada bariga Somaliland Cali Maxamuud Axmed(Cali Sandule) ayaa baaq culus ka soo saaray abaar baahsan oo uu sheegay...
Tirsiga 8aad ee Taxanaha Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo mowduucyo kale oo xiiso leh – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
“Idaacaduhu waxay sameeyeen barnaamaj ay ku cabbirayaan ra’yiga dadweynaha khadka tilifoonnada laguna xiriiriyay dadka. Waxa kale oo ay sameeyeen barnaamajyo dood-wadaag ah, waxay dadku...
Difaacayaasha Xuquuqda aadamiga oo wargeyska Haatuf ku tilmaamay arrintiisa mid baalmarsan anshaxa saxaafadda
Hargaysa(SPOST):-Afhayeenka Ururrada Xuquuqal Insaanka Somaliland Saleebaan Ismaaciil Bulaale (Saleebaan Xuquuq), ayaa hab-dhaqanka Wargayska madaxa-banaan ee HAATUF ku tilmaamay mid ka leexsan Anshaxa Saxaafadda xorta,...
Sheekh Aadan-Siiro oo si ballaadhan loogu Soo dhaweeyey magaalada Hargeysa, shacabkana talooyin iyo mahad-naq u jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan siiro) oo muddooyinkii u danbeeyey socdaal caafimaad dibadda ugu maqnaam, ayaa maalintii maanta soo dhawayn ballaadhan...
Nicholas Kay oo Rejo-beel ka Muujisay Midnimo Somaliland iyo Somaliya wadaagaan, Dawladda Maraykanka-na u bandhigay Gar-naqsi Madaxweyne Siilaanyo Dhexmaray
Washington (SLpost)- Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay, ayaa ka sheekeeyey hadallo kaftan-siyaasiyaadeed iyo gar-naqsi isugu jira oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

