Sheekh Aadan Siiro oo khudbaddiisii Jimcaha ku soo qaatay Xoriyatul-qawlka iyo doorka Islaamka u jideeyey
Hargeysa (SLPOST)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro) oo muddo Afar bilood ah markii u horreysay maanta khudbad ka jeediyey Masjidka uu khadiibka ka...
Fadhiisinka Cusub Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Hol-hol iyo Cabsida Soo wajahday Kooxda khaatumo
Hol-hol (DSN) :-Ciidanka Somaliland Ayaa Fadhiisin Cusub Ka Samaystay Deegaanka Holhol Ee Gobolka Sool Si Ay U Kulaalaan Haddii Kooxaha Nabad Diidka Ah Ee...
Somalia: Seddax qof oo harraad ugu geeriyootay Galgaduud
Galgaduud (SLPOSTL)Meelo ka mid ah goboladda dhexe ee Somalia gaar ahaa Maamulka gobolka Galgaduud ayaa sheegay in seddex qof ay harraad ugu geeriyoodeen deegaanno...
Putin: Internet-ku waa mashruuc CIA-du lee dahay
Moscow (SLPOST) Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa Internetka ugu yeeray mashruuc hay’adda sirdoonka ee Maraykanka CIA ay lee dahay, waxaana uu dadka Ruushanka...
Maraykanka oo mar kale u digey dalka Ruushka uguna hanjabay in uu cunaqabateyn adag saari doono
USA (SLPOST) Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry ayaa si adag u canbaareeyey fatogelinta Ruushku ku hayo dalka Ukraine, waxaana uu ku hanjabey...
Madaxweynaha Soomaaliya oo hay’adaha ammaanka dalkiisa dhaliilo u jeediyey iyo Afhayeenkiisii oo is-casilay
Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shicibkiisa u soo jeediyay inay la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka oo uu dhaliilay shaqadooda kuna tilmaamay qaar...
Somaliland oo Shaaca ka qaadday in Ciidankeedu galayaan Taleex haddii Shir ku lid ah lagu qabto, dawladda Itoobiya-na ka dacwaysay Ciidan soo tallaabay
Addis Ababa (SLpost)-Dawladda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay Ciidammadeedu geli doonaan haddii degmada Taleex ee gobolka Sool lagu qabto wax shirar ah oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

