Taliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland Oo Sheegay In La Adkeeyey Qaadashada Rugsadaha Wadista Gaadiidka
Hargaysa(SLPOST)Taliyaha Guud Ee ciidanka bilayska ayaa ka hadlay gaadiidka sii badanaya iyo shalalkiisa. Iyadoo Lagu Jiro Ololaha Toddobaadka Ee Qaramada Midoobey U Astaysay Badqabka Wadooyinka,...
Afhayeenka al-Shabaab Cali Dheere oo Sheegay sababta ay Xildhibaanada Somalia u dilayaan Kuna Hanjabay In intaa Laga Hadheyn dilkoodda
Somalia (SLpost) Afhayeenka Ururka al-Shabaab Shiikh Cali Cali Dheere ayaa faah-faahin ka bixiyey sababta ka danbeysa oo dilalka ay u geysanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka...
Guddoomiyaha Guddida Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Shaaciyey Bilowga Wajiga Labaad Ee Diiwaangalinta
Hargaysa(SLPOST):-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdi Samad Cumar Maal Oo Ah Guddoomiyaha Guddida Diiwaan Galinta Codbixiyayaasha Iyo Aqoonsiga Muwaadinka Ayaa Maanta Shaaciyey...
Shaqaale katirsanaa Qaramada Midoobay oo saaka lagu afduubay Xeryaha Qaxootiga ee Dalka Kenya
Dadhaab(SLPOST)Wararka Aan Saaka Oo Arbaca Ah Aan Ka Heleyno Xerada Qaxootiga Dhadhaab Ee Waqooyi Bari Dalka Kenya, Ayaa Sheegaya In Halkaasi Laga Afduubtay Gaadhi...
Ururka Qareenadda Somaliland oo Tacaddii ka tirsanaya Xukuumadda, Qaylo-dhaan-na u Diray Hay’adaha Xuquuqal Insaanka
Hargeysa (SLpost)- Ururka Qareenadda Somaliland ayaa dhaleeceyey Xadhigga ay Ciidamada Booliska Gobolka Sanaag ay u geysten Guddoomiyihii Ururka Qareenada u qaabilsanaa Gobolka Sanaag oo...
Maamulka Haatuf Oo Sii Kulul U Beeniyey In Xeer-Ilaalinta Ama Maxkamadu Waraaqo U Yeedhis Ah U Keeneen
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa beeniyey in waraaqo yeedhis ah looga keenay xeer-ilaalinta ama maxkamadda gobolka Hargeysa. Mr Yuusuf Gaboobe ayaa hadalkiisu...
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Kula Kulmay Garaad jaamac iyo Waftigii uu Hogaaminayay Ee Dhawaantan Yimi Caasimadda S/Land
Hargeysa (SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Qasriga madaxtooyada kulan saacado qaatay kula yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

