Hargeysa: Ciidamada Ammaanka oo Gacanta ku dhigay Rasaas tiro badan iyo dad loo qab-qabtay
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Ammaanka Somaliland, ayaa shalay magaalada Hargeysa ku qabtay baabuur laga buuxiyey noocyada kala geddisan ee rasaasta loo adeegso hubka fud-fudud, meel...
Microsoft oo si rasmi ah ula wareegtay mulkiyadda Shirkaddii telefoonada ugu weynayd Qaaradda Yurub
New York (SLpost)- Shirkadda Maraykanka laga leeyahay ee Micorosoft, ayaa todobaadkan si rasmi ah ula wareegtay mulkiyadda shirkadda Nokia, ka dib wada-hadallo iyo heshiis...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka hadashay Guddi-farsamo oo dawladda Kenya u soo dirtay Qiimaynta safaarad dalkaasi ka furanayo Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddi-farsamo oo dawladda Kenya u Xil-saartay Qiimaynta Safaarad ay Somaliland ka furanayaan, ayaa 23-kii bishan dalka socdaal ku yimi, waxaanay kormeer ku...
Somaliland: Democracy Held Aloft
By Jimale Madar, Somalilander It is win-win for all around to cement our national unity, ward off fragmenting intrusions, foster peaceful coexistence, establish cordial relations...
Dugsi Ku yaala Deegaan ka Tirsan Somaliland oo Ardaydiisu wax ku bartaan Geedaha hoostooda
Lughaya (SLpost)- Deegaanka Riigga-kawlale oo ka tirsan degmada Lughaya ee gobolka Awdal, ayaan lahayn haba yaraatee aanu ka dhisnayn dugsi waxbararasho,iyada oo ardaydu wax-ku-barato...
Xukuumadda Ingiriiska oo walaac xooggan ka muujisay Noocyada Hilibka ay iibiyaan Meheradaha cuntooyinka Fudud
London (SLpost)- Raysal-wasaare-xigeenka dalka Ingiriiska Nick Clegg ayaa werwer weyn ka muujiyey meheradaha cuntada fudud ee dalkaa oo qaarkood lagu iibiyo kebab laga sameeyey...
Somaliland: Madaxda iyo Shacabka oo aan shalay u kala hadhin Salaad Roob-doon ah oo laga Oogay dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweyne ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo madaxda dawladda, ayaa maanta dadweynaha gobollada iyo degmooyinka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

