Rwanda (SLPOST) Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Rwanda ayaa dib usoo cusboonaysiiyey sheegashooyin ah in Faransiisku ay door ku lahaayeen xasuuqii dalka Rwanda ka dhacay sannadkii 1994-tii kaidb markii diblomaasiyiin Faransiis ah ay ka baxeen munaasabadaha lagu maamuusayo 20-guurada kasoo wareegtay xasuuqaasi eedahaas dartood.

