Monthly Archives: April, 2014

spot_imgspot_img

(Akhriso Liiska)- Wasiir Cukuse oo Isku-shaan dheyn ku sameeyey Madax-waaxeedyada Wasaaradda Warfaafinta

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa cusboonaysiin, beddelaad iyo magacaabis ku sameeyey Madax-waaxeedyada wasaaraddaas, waxaana xubnaha cusub ee...

Wararkii u dambeeyey ee Hawl-gal ay Ciidamada Qaranka Somaliland si rasmi ah ugula wareegeen Gacan-ku-haynta magaalada Taleex

Hargeys (SLpost)- Ciidammada Qaranka Somaliland, ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Taleex ee xarunta Degmada Taleex oo ka tirsan gobolka Sool ee Somaliland,...

Maamul-goboleedka Puntland oo Dalka Kuweyt la saxeexatay heshiiska mashruuc gudaha Somaliland laga hirgelinayo oo Afar Milyan oo Doollar ku baxayso

Dubia (SLpost)- Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa shaaca ka qaaday heshiis ay wada saxeexdeen dawladda Kuite, heshiiskaas oo lagu dhisayo Jaamacadda Maakhir uu magaalada...

Madaxweyne Siilaanyo oo Xukuumaddiisa Xil uga magacaabay Guul-wadihii ugu Weynaa Xukuumaddii UDUB

Hargeysa (SLpost)- Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyi jiray dalka Ireland ee xilligii xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin oo muddooyinkii u dambeeyey ku dhex-jiray...

Daawo – Hees Ammaan ah oo loo sameeyey Madaxweyne Siilaanyo

Waa Hees loogu wan-qalay GARAN-WAA. Waxa Qaadaysa Fannaanadda Qarniga Cusub NIMCO Deggan. Midhaha Heesta Waxa Sameeyey Cabdilaahi Xuseen Jaamac Cowlo. Waxa laxanka Saaray MAXAMED...

Itoobiya oo shaacisay tirada Waddamo ku kala yaala Laba Qaaradood oo Codsaday iibka Korontadeeda

Addis Ababa (SLpost)- Lix waddan ka mid ah dalalka Afrika iyo Eeshiya, ayaa la sheegay inay dawladda Itoobiya u gudbiyeen codsi ay ku dalbanayaan...

Taliska Ciidanka Asluubta Somaliland oo Jawaabay Eedaymo loogu jeediyey inay Hay’ado Caalami ah oo Faro-gelin ku haya kiisaska Maxaabiista Dilalka u Xukuman

Hargeysa (SLpost)- Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Gaashaanle Sare Xasan Cali Cawad (Xasan Cali-dheere), ayaa sheegay inaanay jirin hay’ado lacago ku bixiya, xukuumaddana cadaadis...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img