Monthly Archives: April, 2014

spot_imgspot_img

Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Manta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Masuulka Ingiriiska U Qaabilsan Arimaha Afrika+Sawiro,

Hargeysa(SLPOST) :- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds...

Xukumadda Oo Xabsiga Ka Sii Daysay Koox Dhawaan Lagu Qabtay Deegaanka Sayla

Hargeysa(SLPOST):- Qaar Ka Tirsan Ehelada Maayarkii Xarshimeed Ee Ka Baxsaday Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa Ayaa Sheegaya In Xukuumadda Somaliland Sii Daysay Kooxdii Ka Tirsanayd...

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabkii Ciidamada Somaliland Ula Wareegeen Degmada Taleex

Hargaysa(SLPOST):-Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Deegaanka Taleex Ayaa Sheegay In Ciidamada Qaranka Somaliland Si Nabbada Ku Gaadheen Halkaasi, Isla...

Booliiska New York oo joojiyey Basaasidii ay ku hayeen Muslimiinta

New York(SLPOST) Booliiska magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa shaaciyey in la xiray waaxdii u qaabilsaneyd dhanka basaasida jaaliyaddaha muslimiinta ku dhaqan magaaladaasi. Booliiska...

Madaxdii Ugu Sareesay Sirdoonka Sucuudiga oo xilka laga qaaday

Saudi Arabia(SLPOST) Boqorka dalka Sucuudiga Cabdallah ayaa xilkii ka xayuubiyey ninka uu adeerka u ahaa ee Bandar Bin Sultan oo ahaa Madaxii Sirdoonka wadankaasi. Bandar...

Xaaladda Murugsan ee Dalka Ukraine oo Xiisad Cabsi laga qabo ka dhex-abuurtay Maraykanka iyo Ruushka + Dhoolatuska milatari ee labada dhinac

Kiev (SLpost)- Diyaaradaha Dagaalka Ruushka, ayaa Ku Gaaf-wareegaya Markabka Duqaymaha Geysta Ee Ku Sugan Biyaha Badda Madow. Aqalka shanta gees leh ee Maraykanka, ‘The Pentagon’...

Madaxweyne Siilaanyo oo shacbiga ka tacsiyeeyey Geerida Marxuum Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa shacbiga ka tacsiyadeeyay geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Yaasiin Xaaji Ismaaciil...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img