HomeItoobiya oo shaacisay tirada Waddamo ku kala yaala Laba Qaaradood oo Codsaday...

Itoobiya oo shaacisay tirada Waddamo ku kala yaala Laba Qaaradood oo Codsaday iibka Korontadeeda

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Addis Ababa (SLpost)- Lix waddan ka mid ah dalalka Afrika iyo Eeshiya, ayaa la sheegay inay dawladda Itoobiya u gudbiyeen codsi ay ku dalbanayaan iibsiga korontada marka la dhameeyo dhismaha biyo-xidheenka weyn oo dhalin doona awood koronto gaadhaysa 10 kun MW, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan xukuumada Itoobiya.

Dhaamka quwadda korontada ItoobiyaFeke Ahmed ayaa oo ka tirsan wasaarada Biyaha, Tamarta Itoobiya ayaa sheegay in wadamada Kenya, Yemen, Tanzania, Uganda, Brundi iyo Rwanda soo gudbiyeen codsi ay ku dalbanayaan korontada Itoobiya, marka laga yimaaddo dalalka Sudan iyo Jabuuti oo wakhtigan isticmaala korontada dalka, sida lagu baahiyey barta WaltaInfo oo soo xiganayeysa sarkaalkan.

dhaamka itoobiyaMasuulkan ayaa intaas ku daray marka laga yimaaddo lacagta adag ee Itoobiya ka hesho iibka Korontada, inay muhiimaddoodu tahay buuxinta baahida korontada ee dalkooda, isla markaana iibinta korontadu ku xidhnaan doonto sida ay hadba u helaan tamar dheeraad ah oo soo baxdo.

“Itoobiya waxay noqotay wadanka keliya qaarada Afrika ee dhaqaalahiisu ku tiirsamo korontada oo talaabo macquul ah,” ayuu yidhi Feke Ahmed. Isagoo raaciyey. “Mustaqbalka waxaan sii wadi doonaa dhismaha biyo-xidheeno kale dhaqaalaha iibka korontada ka soo baxa,”

Itoobiya ayaa dhaqaale gaadhaya 65 milyan oo dollar ka heshay korontada ay ka iibiso dalka Jabuuti oo gaadhaysa 40 ilaa 50 MW ilaa markii la bilaabay bishii May, 2011.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories