The argument between two visible artists may attract the...
New York(SLPOST) Booliiska magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa shaaciyey in la xiray waaxdii u qaabilsaneyd dhanka basaasida jaaliyaddaha muslimiinta ku dhaqan magaaladaasi.
Booliiska New York ayaa horey ullahaa waax lagu magacaabo (Demographics Unit). Waaxdaasi oo ay ka shaqeyn jireen danbi baarayaal loo diri jiray goobaha ay isugu tagaan muslimiinta sida masaajidada iyo iskuulada.
Waaxdan kamid ah Booliiska New York ayey horey u cambaareeyeen hay’adaha xaquuqul insaanka oo ku tilmaamay fal hayb sooc ah in dad gaar ah ay bartilmaamsadaan hay’adaha amaanka ee magaalada New York
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland