HomeMadaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Manta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Masuulka Ingiriiska U Qaabilsan...

Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Manta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Masuulka Ingiriiska U Qaabilsan Arimaha Afrika+Sawiro,

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa(SLPOST) :- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds oo booqasho ku yimid dalka.

m-22

Waxana masuulka siwayn ugu sodhaweeyey qasriga madax-toyadda somaliland, Xubno ka tirsan golaha wasiiradda Oo uu weheliyo Madaxwaynaha qaranka mudane Axmed Maxmed Maxmuud Siilaanyo,

Kulankan oo ahaa mid saacado badan qaatay waxa ka xogwaramay wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Mr. Mark,

m-16 (1)

Mr marka, oo ugu horayntii halkasi hadal dheer ka jediyeu ayaa bogadiyey isda muga iyo miisan ka leh ee xukumadda Somalilan u soo dhawaysay isagoo ka hadlay xidhiidhka qotadda dheer ee u dhexeeya labadda dawaladdood ee ingiriiska iyo jamuuriyadda somaliland,

geestiisana wasiirka wasardda arimaha debeda Somalland Mr Maxamed Bixi yoonis ayaa guul ku til mamay safarkan masulaka ingiriiska uqabilsan Afrika uu ku yimi Somaliland isgoo sheegay in xidhhidhka labadda dawladood yahay mid waligiiba soo jiray,

m-4

 masuulkan ingiriiska u qaabilsan Afrika ayaa ka soo kicitimay magaldda muqdisho oo uu soo gadhay malintii shalay,

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories