HomeXaaladda Murugsan ee Dalka Ukraine oo Xiisad Cabsi laga qabo ka dhex-abuurtay...

Xaaladda Murugsan ee Dalka Ukraine oo Xiisad Cabsi laga qabo ka dhex-abuurtay Maraykanka iyo Ruushka + Dhoolatuska milatari ee labada dhinac

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

MUUQAALKA-MARKABKA-LAGA-YAABAY-EE-MARAYKANKAKiev (SLpost)- Diyaaradaha Dagaalka Ruushka, ayaa Ku Gaaf-wareegaya Markabka Duqaymaha Geysta Ee Ku Sugan Biyaha Badda Madow.

Aqalka shanta gees leh ee Maraykanka, ‘The Pentagon’ ayaa ku eedeeyey xukuumada Ruushka, in laba kamid ah diyaaradaha dagaalka Ruushka oo Jawi hoose ku duulayaa ay dhowr jeer dul mareen markabka duqaymaha geysta ee Maraykanku leeyahay oo ku sugan bada Madow ‘The Black Sea.’

Maraykanka ayaa tilmaamay in ciidamada milatariga Ruush-ku ka shakiyeen markabkaas dagaalka una qaateen mid u socda ka qayb noqoshada qorshaha NATO ee gobolka.

“Talaabadan daandaansiga  iyo aqoondarada dhinaca khibradu hagayso ee Ruush-ku, waa mid ka hor imanaysa hab dhaqanka dowladaha isla markaana aan waafaq sanayn heshiis-yadii hore u dhex yiilay labada ciidan,” ayuu yidhi Colonel Steve Warren, oo ah af-hayeen u hadlay aqalka Pentagon-ka.

“Way iga dhaadhici la’dahay in laba duuliye oo Ruush ah iyo diyaaradohoodu ay doortaan inay qaadaan talaabo noocan.”

Sida ay baahisay wakaalada wararka ee Reuters, xafiiska Pentagon-ka ayaa ku sheegay diyaaradaha noocooda inay ahaayeen nooca Russian Su-24 aircraft, ama Fencer, kuwaas oo 12 jeer duulimaadyo hoose ku dul maray Markabka USS Donald Cook, kaas oo wakhtigaas shidaal ka qaadanayay biyaha caalamiga ah ee galbeedka badda Madow.

Xukuumada Maraykanka ayaa intaas ka dib hanjabaad u dirtay dowlada Ruushka.

“Markabka Donald Cook waa mid  xambaarsan walxo ka badan intii ay kaligeed isaga difaaci lahayd weerar kaga yimaada laba diyaaradood oo nooca Su-24 ah,” ayuu hadalkiisa ku daray Af hayeen Warren.

USS Donald Cook, oo ah Markab wax duqeeya oo ay ku raran yihiin gantaalaha burburinta loo adeegsado kuwooda ugu awooda badan iyo qalabka difaaca ka caawiya, ayaa soo gallay biyaha bada madow bishan April 10 keedii.

SOMALIILANDPOST.NET

Turjumaadda Caydaruus Sheekh Cumar

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories