Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wefti ka socday Hay’adda Cuntada ee FOA iyo Ujeeddada Socdaalkoodu la xidhiidho
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay Wefti sare oo ka socda Hay’adda Qaramada Midoobay u...
Sirdoonka Soomaaliya Oo Soo Bandhigay Ragg Iyagoo Xidhan Jalaabiib La Soo Qabtay
Muqdish(SLPOST)Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kusoo Bandhigtay Rag isugu jira Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa kooxda Shabaab, kuwaa soo ka...
“Waxaan Ku Rajjo weynahay in Doorashadu Xiligeedii Qabsoonto”Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan M-Aadan
Hargeysa(SLPOST):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta si kooban uga hadlay Mudo kordhin Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo loo sameeyo oo maalmihii u...
Somali man faces torture, kidnapping charges in trial in Italy
AGRIGENTO, Italy (SLPOST) The trial of a Somali man, accused of helping overcrowd a migrant vessel that sank in October, killing 366 people, began...
Qaadashada Dhalashada Norway oo Lagu Xedhay Imtixaan
Norway(SLPOST)Dowladda Norway ayaa shuruud loo marayo Qaadashada Dhalashada Dalkaaasi oo Sahal lagu Qaadan jiray soo saartay, waxayna Shuruudaan Noqotay Imtixaan ku saabsan Cilmiga Bulshada...
Wiil Soomaali ah oo maxkamadayntiisu ka socoto dalka Talyaaniga.
Palermo(SLPOST)Magaalada Agrigento ee dalka Talyaaniga waxaa ka socota maxkamadaynta wiil Soomaaliyeed oo loo haysto inuu wax ka ogaa cilad ku timid doon siday boqolaal...
Barack Obama oo Ruushka Uga Digay Faragelinta uu ku Hayo Ukraine
USA(SLPOST)Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa si kulul uga hadlay faragelinta Dowladda Ruushka ay ku hayso wadanka Ukraine, kadib Ciidamo kamid ah Milateriga Ruushka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

