HomeBarack Obama oo Ruushka Uga Digay Faragelinta uu ku Hayo Ukraine

Barack Obama oo Ruushka Uga Digay Faragelinta uu ku Hayo Ukraine

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

USA(SLPOST)Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa si kulul uga hadlay faragelinta Dowladda Ruushka ay ku hayso wadanka Ukraine, kadib Ciidamo kamid ah Milateriga Ruushka ay xoog ku galeen qeybo kamid ah dalkaas.

obama

Mr Obama ayaa sheegay in uu aad uga xumaaday maqalka wararka soo baxaaya dhaq dhaqaaqa milateriga Ruushka ka sameyeen Ukraine.

Isagoo khudbad ka jeedinayay Aqalka Cad ee Washington ayuu amaanay sida Xukuumadda kumeelgaadhka ee Ukraine ka jawaabin faragelinta Ruushka.

Wuxuu intaas ku daray in cawaaqib xumo lagala kulmi karo faragelinta madax banaanida Ukraine oo khal-khal ku keeni karta xasiloonida taas oo aan dan u ahayn Ruushka, Ukraine amaba Europe oo idil, siduu sheegay. Faro gelinta Ruushka ee Ukraine waxay noqon doontaa mid qiime weyn ku kacda ayuu yidhi Obama.

Faragelinta Ruushka ee Ukraine wuxuu meel ka dhac ku yahay madaxbanaanida Ukraine, wuxuuna muujinaaya in Ruushka aanu qadarinaynin Midnimada iyo madaxbanaanida Ukraine iyo weliba Shuruucda caalamka ee xuduudaha. ayuu Obama yidhi.

Obama ayaa intuu khudbadiisa jeedinayay muu ka hadlin talaabada uu Mareykanka qaadi doono oo arrintan ku saabsan.

Dhinaca kale Safiirka Ruushka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dhaq dhaqaaqa milateri ee Ciidamada Ruushka uu salka ku hayo heshiisyo dhexmaray Ruushka iyo Dowladda Ukraine.

 

somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories