HomeQaadashada Dhalashada Norway oo Lagu Xedhay Imtixaan

Qaadashada Dhalashada Norway oo Lagu Xedhay Imtixaan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Norway(SLPOST)Dowladda Norway ayaa shuruud loo marayo Qaadashada Dhalashada Dalkaaasi oo Sahal lagu Qaadan jiray soo saartay, waxayna Shuruudaan Noqotay Imtixaan ku saabsan Cilmiga Bulshada Norway, Imtixaankaasoo ku Qoran Af Norwegian kana Kooban 38 su’aal. waxaana laga Doonayaa Qofka in 29 Su’aal inuu ku Baaso.

 

Norge

Sida ay sheegtay Wasiirada Caruurta iyo Sinnaanta Bulshada Solveig Horne oo ka Tirsan Xisbiga ka soo Horjeeda soo Galootiga ee FRP, ayaa arintani waxay ugu gol leeyihiin in soo Galootiga Dadka ah la Baro Cilmiga iyo Dhaqanka Dadka ay la Nool yihiin si ay u noqdaan Muwaadiniin aan ku Weererin Dadka ay la Nool yihiin

Qaadashada Norway ayaa meel sare la suray, waxayna casqabad ku noqon doontaa dad badan oo aanan culeys iska saarin barashada cilmiga bulshada Norway.

Su’aalahan ayaa noqon doona kuwa aad ka mareysid Computerka, taasoo lagu Imtixaani Doono Heerka Qofka uu Gaadhsiisan yahay iyo Heerka Fahamka Shaqsiga Norway ku soo Qaatay 550 Saac oo Af Norwegian ah iyo 50 saacadood oo cilmiga bulshada ah oo la baro qof kasta oo wadankan soo galo.

Sharcigan ayaa qabanaya dadka helay aqoonsiga sharciga wixii ka danbeeyay 1-da September 2013, waana ku waajib iney ku baasaan imtixaankaan si mustaqbalka u noqdaan Norwegi qaata baasaboorka.

Isbadalkan ayaa ahaa mid la hadal hayay maalmahan iney wax ka badaleyso dowladda cusub oo ah mid aan soo dhoweynin qaxootiga iyo soogalootiga.

Sidoo kale Dowladda ayaa waxay go’aan cad ku gaadhay in qofkii ay u diido sharciga magangelyo doonka iyo qofkii heshiiskii duplin ku jiray oo macnaheeda yahay in wadan kale farahiisa laga helay inay dib ugu celin doonto wadankii hore uu iska dhiibaay, waxaana intaas dheer inay sameyn doonto xeryo xedhan oo aaney kasoo bixi karin dadka aan sharciyada haysan ee dambiyada galay.

 Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories