HomeSirdoonka Soomaaliya Oo Soo Bandhigay Ragg Iyagoo Xidhan Jalaabiib La Soo Qabtay

Sirdoonka Soomaaliya Oo Soo Bandhigay Ragg Iyagoo Xidhan Jalaabiib La Soo Qabtay

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Muqdish(SLPOST)Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kusoo Bandhigtay Rag isugu jira Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa kooxda Shabaab, kuwaa soo ka Qeybqaadanayay Falal lagu Carqaladeynayo Ammaanka Caasimadda.

unnamed1

Kaddib howlgal ay Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda somlia ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu soo qabtay illaa iyo 6-qof oo isuygu jira Horjoogeyaal hoose iyo Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Shabaab, kuwaasoo lasoo qabtay xilli ay ku guda jireen falal lagu carqaladeynayo ammaanka magaalada Muqdisho.

Xarunta Taliska Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka somalia ee Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu soo bandhigay Raggaani ka tirsanaa Al-Shabaab kuwaasoo mid kamid ah lasoo qabtay isagoo xidhan Dharka dumarka iyo Indhashareer taasoo muujinaysa sida uu isku qarinayay, waxaana Saraakiisha Hay’adda Sirdoonka iyo nabasugidda somalia xaqiijiyeen in Ninkani lagu soo qabtay Howlgal ay ciidamu ka sameeyeen degmada Waaberi, islamarkaana la ogaaday inay isku xidhanyihiin isaga iyo afarta ruux ee kale oo qaarkood la sheegay inay yihiin horjoogeyaal hoose oo fududeynayay sameynta qaraxyada, dilalka qarsoodiga ah iyo bambaanooyinka lagu weeraro xarumaha hay’adaha dowladda iyo goobaha ay bulshada isugu yimaadaan.

Saraakiisha hay’adda nabasugidda ayaa intaasi ku daray inay ku raadjoogaan rag kale oo iyagu isku qarinaya xaafado ka tirsan degmooyinka gobolka banaadir, iyagoo ballaanqaadey in maleeshiyaadka gacanta lagu hayo la horkeeni doono maxkamadda si caddaaladda loola tiigsado.

Hay’adaha ammaanka somalia ayaa wada dedaallo ay uga hortagayaan falalka lagu carqaladeynayo amniga caasimadda, iyadoo Xukuumadda Soomaaliya ay xubnaha golaha Wasiirada u xilsaartay inay Maamullada degmooyinka iyo saraakiisha ciidamada kala qeybqaataan qorsheyaasha lagu xasilinayo amniga magaalada

 unnameddd3 unnamed44 unnamed2 unnamedtt

 Somalilandpost.net

Hargeysa/somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories