Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

“puntland Imika Waxa Ay Wajahaysaa Sadex Halis Oo Kala Ah Budhcad Badeed Al-shabaab Iyo Muranka Soohdinta Udhaxaysa puntland & Somaliland”Madaxweynaha Puntland Dr-Gaas

Garowe(SLPOST)’Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay khilaafka soohdinta ee ka dhaxeeya maamulkiisa iyo Somaliland, wuxuuna sheegay in si nabadgelyo ah lagu dhameyn...

Gabadhii Soomaaliyeed ee ugu horreysay oo ka Mid Noqota Saraakiisha Booliska Magaalada ST,paul ee Gobolka Minnesota ee Cariga Maraykanka

Minnesota(SLPOST)Gabadhii Soomaaliyeed ee ugu horreysay ayaa ka mid noqotay saraakiisha booliiska magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota, iyadoo sheegtay inay ku faraxsan tahay inay ka...

Warsaxaafadeed Xafiiska Madaxwenaha:-Majirto wax fara-gelin ah oo ay xukuumaddaydu ku hayso nidaamka garsoorka iyo caddaalada

Hargeysa(SLPOST)Madaxtooyada Somaliland ayaa ka jawaab celisay eedeyn ay u soo jeediyeen bahda garsoorka. Kaas oo u dhignaa in ay xukuumadu ku hayso faragalin jawaabta xafiiska...

Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha gobolka Maroodijeex iyo Garsooreyaal oo markii u horreysay Si badheedh ah uga hadlay faro-gelin Qaawan oo Xukuumaddu ku hayso Garsoorka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaasha  Maxkamadaha gobolka Maroodijeex oo ay weheliyaan qaar ka mid ah garsoorayaasha Maxkamadaha, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeyey in ay farogalin...

Baarlamaanka Ruushka oo cod Aqlabiyad ugu Codeeyey Ciidamo lagu Daad-gureeyo UKRAINE iyo Digniin Madaxweynaha Maraykanku ujeediyey oo Khilaaf hor dhalisay

Moscow (SLpost)- Baarlamanka Ruushka ayaa maanta ogolaaday codsi madaxweynaha dalkaasi Vladimir Putin kaga dalbaday in ciidamo ka tirsan milatariga dalkaas lagu daad-gureeyo gobolka Crimea...

Soo eeg, si aad u ogaato! W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan (Dhagocadde)

1. Soo eeg siiradii rasuulka (scw), si aad wax uga ogaato sifaadkiisii wanaagsanaa, waxaad ka dheeraan doontaa iimaan la’aanta iyo aduunyo jacaylka, waxaad ka...

Wasaaradda Beeraha Somaliland oo walaac xooggan ka muujisay Ayax si baaxad leh ugu baahaya dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Beeraha Somaliland, ayaa mar kale walaac xooggan ka muujisay baaxadda marxaladda uu marayo cayayaanka Ayaxa oo ku sii baahaya deegaannada Xeebta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img