HomeWiil Soomaali ah oo maxkamadayntiisu ka socoto dalka Talyaaniga.

Wiil Soomaali ah oo maxkamadayntiisu ka socoto dalka Talyaaniga.

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Palermo(SLPOST)Magaalada Agrigento ee dalka Talyaaniga waxaa ka socota maxkamadaynta wiil Soomaaliyeed oo loo haysto inuu wax ka ogaa cilad ku timid doon siday boqolaal ruux oo tahriibayaal ahaa oo ku degtay xeebaha Talyaaniga bishii October ee sanadkii hore.

wiil dacwad loohayto

Muwaadinkan Soomaaliyeed oo la yidhaahdo Max’ud Muxudiin oo 34 sanno jir ah ayaa dacwad oogayaasha u sheegay inuu si xad dhaaf ah u raray doon aan loogu talo galin in lagu safro kadib uu halaagay boqolaal ruux oo tahriibayaal ahaa.

Wakaaladda wararka Talyaaniga ANSA ayaa ku waramaysa in Max’ud Muxidiin loo haysto dambiyo kale oo ay ka mid yihiin hadadaad uu ku sameeyay dad tahriibayaal, xad gudubyo xagga jinsiga ah iyo musaafurinta dad rayid ah.

Dacwad oogayaasha ayaa maxkamada hor keenay illaa 7 ruux oo u dhashay wadanka Eritrea oo ka bad baaday doontii bishii October ee sanadkii hore waxaana ay sheegeen in dad uu ku jiro Max’ud ay jidh dileen oo ay  xidh xidheen handadeedna.

Dadkii ka bad baaday qaarkood xataa waxay ku eedeeyeen ninkan inuu qeyb ka ahaa dadka muddo ku haystay xadka ay wadaagaan wadamada Libya iyo Chad kadibna ka qaatay lacag madax furasho.

Qiyaastii 366 ruux oo tahriibayaal ahaa una badnaa Soomaali ayaa ku geeriyooday doontii degtay bishii October.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories